Wasiiro ka dalbaday Ra’iisul wasaare Cabdiweli in uu is casilo Sheeko:Dalka Qaar ka mid ah wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uga dalbanaayaan in uu is casilo ka dib markii ay sheegeen in khilaafka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGAYSO : Barnaamijka Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij wareedkii fiidnimo ee Radio Goobjoog Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadihii ay Jeediyeen Musharixiinta Madaxweynenimo ee Koonfur Galbeed Waxaa soo xirmey khudbadihii ay jeediyeen musharixiita madaxweynenimo ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed, iyada oo barito lagu wado in loo codeeyo musharixiinta. Waxaa xilka isu soo taagay shan musharax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Hoobiyeyaal Lagu Riday Dhanka Madaxtooyada Wax yar ka hor waxaa la maqlay dhawaqa iyo dayaanka madaafiic nooca hoobiyaha ah kuwaas oo lala beegsanayey dhinaca madaxtooyadda Soomaaliya. Wararka nasoo gaaraya waxa ay sheegayaan in madaafiicda ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka FAAH FAAHIN:- Qarax ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaa oo qasaare sababay. Warar hordhac ah oo ay heshay Goobjoog Fm, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo soo bandhigtay hanaan maaliyadeed casri ah (Dhageysi iyo Sawiro) Wasaaradda maaliyadda xukuumada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay hanaan maamul maaliyadeed lagu kalsoonaan karo, taas oo lagu bedalayo nidaamkii hore ee ay wasaraddu isticmaali jirtay. Wasiirka maaliyadda xukuumada Soomaaliya Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya oo deeq gaarsiisey isbitaalka Banaadir Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ayaa waxaa la gaarsiiyey gargaar kaga timid safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya. Sida ay tabisey wakaaladda wararka ee Shinhaaw (Xinhua) deeqda ayaa waxa ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan, kaa oo wararka qaar ay sheegayaan in uu ku xirnaa gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark oo 60 malyuun doolar ugu yaboohday Soomaaliya maalmo ka hor shirka Copenhagen Wasiirka arrimaha ganacsiga iyo cunada ee dalka Denmark ayaa sheegey in dowladiisa ay Soomaaliya ugu yaboohdey illaa 60 malyuun doolar taasi oo wax looga qabanayo cuno yaraanta iyo abaaraha Soomaaliya…