Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil “Ciidamada Kenya iyo kuwa dalalka kale waa in ay Soomaaliya uga baxaan muddo 2 sano gudahood ah, kuwa Soomaaliyana la dhiso” Sheeko:Dalka Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya Ilyaas Barre Shiil , islamarkaasina ah guddoomiye ku xigeenka gudiga difaaca iyo arrimaha dibada Kenya ayaa beeniyey warbixin ay dhawaan qortey jariidada Star ee… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe Nuunoow “Wada hadal ayaan la galeynaa maamulka Jubba iyo xubnaha dhisaya Sedaxda gobal” Dhageyso Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ee Lixda gobal Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa sheegay in wada hadal ay la gali doonaan maamulka KMG ee Jubba, iyo sidoo kale xubnaha ku howlan dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gal-mudug oo laga dalbaday fara gelinta xiisad ka jirta deegaanka Wisil ee Mudug (Dhageyso) Maamulka Gal-mudug State ayaa laga dalbaday in deg deg ay ku xaliyaan xiisad ka taagan deegaanka Wisil ee gobalka Mudug, ka dib is rasaaseyn iyo dibadbax halkaasi ka dhacay. Dhalinyaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa saaka ka jira deeganada maamulka Somaliland ee rabshadaha shalay ka dhaceyn (Dhageyso) Deegaano ka mid ah maamulka Somaliland waxaa shalay ka dhacay rabshado sababay dhimsaho iyo dhaawac, waxaana sidoo kale jiray hadal hayn aad u badan oo dhanka shacabka ah. Magaalada Burco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin la’aan iyo biyo yari laga soo sheegayo Buurdhuubo ee gobalka Gedo (Dhageyso) Deegaanka Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jiraan raashiin la’aan iyo biyo yari aad u baahsan, taa oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax u taagan qabashada xilka Koonfur Galbeed oo cadeeyay in Berri ay dhici doonto doorashada (Dhageyso) Mid ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maalinta berrito ah ay magaalada Baydhaba ka dhici doonto doorasho loo dhan yahay. Musharaxan…
7 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin Gaar Ah : Baarlamaanka Socod-Baradka Ah ee Soomaaliya, Goorma Ayuu Barmoosayaa ? Sawirka waxaa idiinka muuqan kara aqalkii hore ee baarlamaanka Soomaaliya oo si weyn u burbursan, waxa kaliya ee ka harsana uu yahay dhismihii astaanta u ahaa baarlamaanka taasi oo sidoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Maamulka KMG ah ee Jubba (Dhageysi iyo Qoraal) Kadib wafti wasiiro ah oo shalay safar ku tagay magaalada Kismaayo ayaa heshiis is afgarad ah lasoo saxiixdey maamulka KMG ah ee Jubba, wuxuuna heshiiska ka hadlayaa isku dhafka ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xoosh “Xildhibaanada qaska wada waxaa gadaal ka riixaya Nicholas Kay” (Dhageyso) Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in khalalaasaha ka taagan baarlamaanka dhexdiisa ay ka dambeeyaan gacmo shisheeye oo uu ka mid yahay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…