Howlgal laga sameeyay deegaanka Goof-gaduud iyo deegaano hoostaga (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maamulka deegaanka Goof-gaduud ee gobalka Bay ayaa faah faahin ka bixiyay amniga guud ee deegaankaasi, iyo sidoo kale howlgalo ay halkaasi ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda Soomaaliya. Axmed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Wanlaweyn oo sheegay in ay qaadeen Isbaarooyin dhawr ah (Dhageyso) Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay xoojiyeen howlgalo lagu qaado inta u dhaxeeya degmadaasi iyo degmada Afgooye. Isaaq Xaaji Maameoo ah gudoomiyaha degmadaasi ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay askar ka mid ah maamulka Jubba oo ku dhaawacmay shil ka dhacay duleedka Kismaayo (Dhageyso) Duleedka magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose waxaa shalay ka dhacay shil gaari, kaa oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamo ka mid ah maamulka KMG ee Jubba. Ciidamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal walaac ka muujiyay xirnaanshiyaha wadooyinka gala degmada Buulo Burde (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee gobalka Hiiraan ayaa walaac xoogan waxay ka muujiyeen xirnaanshiyaha wadooyinka gala degmada Buulo Burde ee gobalkaasi. Nabadoon Xuseen Cabdi Mataan oo ah gudoomiyaha Odayaasha dhaqanka ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday deeq waxbarasho loogu direy dalka Itoobiya Markii ugu horey maanta waxaa dalka Itoobiya loo ambobixiyey illaa 52 arday oo deeq waxbarasho ka heley dalkaasi, waxaana garoonka dayuuradaha kusii sagootiyey wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya Ducaale Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaan Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Radio Goobjoog Dhagaysi wacan Goobjoog News
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoraaga Nuuradiin Faarax oo bixiyey waraysi xiiso badan Qoraaga Soomaaliyeed Nuuradiin Faarax ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay wargeyska New York Times, bogga Goobjoog News ayaa soo turjumey waraysiga Kuwee ka mid ah buugaagta aad habeenkii akhrisid? Waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo weeraray markab laga leeyahay Israa’iil Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee badda cas ayaa weeraray markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Israa’iil, sida ay maanta faafiyeen wargeyska Yuhuuda. Weerarka oo aanan natiijo laga gaarin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg deg ah: Aabo iyo wiilkiisa oo lagu dilay Muqdishu Warar hadda nagasoo gaaray Xaafadda Macalim Nuur ee degmada Dharkeyley ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay Macalin Dahir Dheere oo ka tirsanaa ciidamada asluubta Soomaaliyeed iyo wiilkiisa. Dablaydan dilka geysatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil ka socotay UNSOM oo Baydhaba kula kulmay odayaasha ku howlan dhismaha Koonfur Galbeed (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa maanta gaaray saraakiil ka socota xafiiska UNSOM, kuwaa oo kulamo la qaatay waxgaradka ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal. Malaaq…