Ciidamada Booliiska oo howlgal ka wada wadooyin ka mid ah Muqdisho Sheeko:Dalka Ciidamada Booliuiska ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgal baaritaan ah waxay ka wadaan Isgoysyada Tiyaatarka iyo Daljirka daahsoon ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa joojinaaya gaadiidka yar yar iyo midka dadweynaha,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin ka hadleysa shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed Shaqo Abuur loo sameyaa Dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa la saadalinayaa in ay ka qayb qaadan karto Nabad ka dhalata meelo ka mid ah dalka oo hada ay ka jiraan falal amaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsul Axmed Suudaani “Dadadaalka lagu doonay inaan dib ula soo wareegno maraakiibta Soomaaliya ka maqan ma yara” Qunsulka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayaan dadalada lagu doonayo in dib loogu soo celiyo maraakiibta Soomaaliya ee gacanta ugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda oo faah faahin ka bixiyay dagaal ka dhacay gobalka Gedo Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal duleedka degmadaasi ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi sheegay in khilaafka madaxda dowladda uu fursado luminaayo (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Xaashi Cabdirisaaq ayaa sheegay in khilaafka ka dhex taagan madaxda ugu sareysa ee dowladda Soomaaliya uu luminaayo fursado badan oo dalka usoo socday. Waxa uu sheegay siyaasikgaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo sheegay in il gaar ah ay ku hayaan amniga Cadaado oo shir ka furmi doono (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in ay jiraan howlgalo habeen iyo maalin ah oo ay wadaan ciidamada maamulkaasi, taa oo loogu tala galay in amniga degmada Cadaado lagu xaqiijiyo.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Copenhagen oo loo tabaabusheysanayo, balse ay hubanti la’aan badan jirto MUQDISHO- Soomaaliya :- 19-ka bishan November, magaalada Copenhagen waxaa lagu qabanayaa shir Heerkiisu Sareeyo oo ah waxa loogu yeero La Macaamil Cusub (New Deal) kaasi oo uu qorshuhu yahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano ku eedeeyay gudoomiyaha Baarlamaanka Buuqii shalay ka dhacay golaha shacabka Xildhibaano gaaraya ilaa 115 Xildhibaan ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu, Xildhibaanada ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka ku eedeeyay buuqii iyo sawaxankii shalay ka dhashay Golaha Shacabka iyagoo sabab uga dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal ciidamada Jubba ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo oo lagu soo qabtay dad badan (Dhageyso) Ciidamada maamulka KMG ee Jubba ayaa howlgalo balaaran, islamarkaana qaatay saacado badan waxay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Howlgalkaan ayaa bilawday habeenkii xalay ahaa, waxaana ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…