Cumar Maxamed: Saameyn kuma yeelan doono khilaafka madaxda dhismaha maamulka gobalada dhexe (Dhageyso) Sheeko:Dalka Gudiga farsamada Maamul u sameynta Gobolada Galgaduud iyo Mudug ayaa sheegay in shirka Maamulkaasi lagu dhisayo wax saamayn ah ku yeelan doonin khilaafka u dhaxeeya Madaxda Dalka. Cumar Maxamed Mahad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso) Maxamuud Maxamed Maxamuud oo ah gudoomiyaha degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in xilligaan aanu degmada ka jirin Isbitaalo lagu daryeelo Hooyada iyo Dhallaanka. Waxa uu tilmaamay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ICRC oo Xeer Soomaaliga ku dartay sharciga caalamiga ah ee samafalka Hay’adda Laanqeyrta Cas ayaa sheegtey in xeerarkeeda xaga gargaarka ay ku dartay Xeer Soomaaliga ka dib markii ay ogaatay in uu xiriir la leeyahay sharciga adduunka ee samafalka, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Shir Looga Hadlayo Wax ka Bedelka Qaanuunkii Badda Soomaaliya ee La Qorey 1959kii oo Ka Furmay Addis Ababa ADIS ABABA – Itoobiya : Maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka furmay shir looga hadlayo wax ka bedelka iyo wax ku darista sharcigii badaha iyo dekadaha Soomaaliya ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Safiirkii Turkiga ee Soomaaliya oo Loo Magacaabay La Taliye Sare ee Ra’isul Wasaaraha Dalkaasi ANKARA, Turkiga — Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya Danjire Cemalettin Kani Torun ayaa loo magacaabay la taliyaha sare ee Ra’isul wasaaraha Dalka Turkiga Mudane Ahmed Davuloglu, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal xoog looga raray Xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suuganta ee xaafada Ex Fiyoore, Muqdishu. Qoysas barakacayaal ah oo deganaa Xaruntii Akademiyada Fanka iyo Suuganta ee xaafada Ex Fiyoore ee Degmada Wardhiigley ayey maanta Ciidamada Booliska ee Gobolka Banaadir xoog uga rareen halkaas. Booliiska ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay abaabulka Mooshinka Ra’iisul wasaaraha Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa fariin u diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taa oo ku saabsan in uu joojiyo abaabul ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Qatar soo wajahday Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika Xaalada ganacsatada soomaaliyeed, ee ku sugan dalka koonfur afrika ayaa laga deyrinayaa, xili ay sii kordhayaan weerarada hubaysan eey kaga imaanaya kooxo burcada ah, oo doonaya in ay dhacaan hantida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano leh Kulan ka dhan ah Mooshinka Ra’iisul wasaaraha Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaaya kulan ay leeyihiin Xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan mudanayaal kasoo horjeeda mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Kulankaan waxaa…