Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhigiisa dalka Masar oo qadka Taleefanka ku wada hadlay Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa taleefoon ka wacay dhigiisa dalka Masar Cabdifataax Sisi sida uu sheegey afhayeen u hadlay madaxweynaha Masar. Afayeenka madaxweynaha Masar Alaa Yuusuf ayaa sheegey in… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeeyay deegaanka Kudhaa (Dhageyso) Diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa duqeyn soo noq noqotay waxay ka geysteen deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose, waxaa halkaasi ka dhashay qasaare dhimaho iyo dhaawac isugu jirta. Diyaaradahan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybinta Abuur la siinayay beeraleey ku sugan duleedka Afgooye oo lasoo gaba gabeeyay (Dhageyso) Deegaano badan oo hoostaga degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay soo gaba gabeeyeen qeybinta Abuurka oo maalmahaan ka wadeen deeganadaasi. Liibaan Bile Xiireey oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad ku lug leh amni darida gobalka (Dhageyso) Maamulka gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in howlgalo ay ciidamada amniga ka sameeyeen deegaano ka mid ah gobalkaasi ay kusoo qabteen dad lala xiriirinaayo in ay ku lug leeyihiin falalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Marka oo kacsan iyo Madaafiic xalay lagu garaacay magaaladaasi Xaaladda guud ee magaalada Marka, saaka waa mid ka duwan maalmihii aynu kasoo gudubnay, mana jirto wax dhaq dhaqaaq ah oo shacabka magaaladaasi ay sameynayaan. Madaafiic hoobiye ah ayaa xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay magaaladaasi, kaa oo dhawaqiisa laga maqlay guud ahaan magaaladaasi. Qaraxa ayaa ah Miino…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay ka wada hadleen xoghayaha guud ee Amniga dalka Mareekanka iyo Soomaalida dalkaasi? (Dhageyso) Maalin ka hor waxaa dalka Mareekanka kulan xasaasi ah ku wada yeeshay Soomaalida ku nool dalka Mareekanka iyo sidoo kale xoghayaha guud ee Amniga dalkaasi, kaa oo looga hadlay arimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in ay ku guulaysteen wax ka qabashada amniga iyo nadaafadda gobalka (Dhageyso) Maamulka gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay ku guuleesteen wax ka qabashada amaanka guud ee gobalka Banaadir iyo sidoo kale dhanka nadaafadda. Hadalkan ayaa Goobjoog FM waxaa u sheegay Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Soomaali ah oo waxyeelo kasoo gaartay dab ka kacay dalka Sacuudiga (Dhageyso) Sadax Caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in waxyeelo ay ka soo gaartay dab xoogan oo dhawaan ka kacay xaafad Soomaalida ay ku badan tahay ee Dalka Sacuudiga. Dabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa: Somaliland xiligan waa ka waan toobeen rabitaan aan helitaan laheyn oo kala go’ iyo umada kala qeybin ah. Ismaciil Hurre Buubaa oo Goobjoog ay ka wareysatay hadalkii Cali Khaliif ee ahaa inuu wada hadal la galayo maamulka Somaliland ayaa sheegay in arinkan uu soo dhaweynayo . Buubaa ayaa…