Qarax khasaare geystay oo goor dhaw ka dhacay KM4 ee magaalada Muqdishu Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya agagaarka KM4 ayaa sheegaya in qarax geystay khasaare oo halkaas ka dhacay, qof goobjooge ah ayaa idaacadda Goobjoog u xaqiijiyay in qof horay u ahaan jiray… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Masar oo ku baaqday in la dhexgalo Madaxda dowladda Soomaaliya Dowlada Masar ayaa ugu baaqday dalalka Carabta iney kullan deg deg ah ka yeeshaan qilaafka u dhaxeeya madaxwenaha Soomaliya iyo Ra’isulwasaarihiisa. Kullan ay ku baaqday dowlada Masar ayaa la doonayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano diiday in la hakiyo mooshinka ka dhanka Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Xildhibaanadii mooshinka ka keeney Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo goordhaweyd shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa gaashaanka u daruurey hadalkii xalay kasoo baxay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Kulan lagu soo afjarayo khilaafka madaxda dowladda oo hadda ka furmay Xalane Warar hadda soo gaaraya Idaacadda Goobjoog ayaa sheegaya in kulan uu hadda uga furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’isulwasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dhinac ah iyo Ergeyga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayay khatarta cudurka Ebola oo Garoowe ka dhacay (Dhageyso) Shir looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa cudurka halista ah ee EBOLA ayaa maanta oo Axad ah waxa uu ka qabsoomay xarunta wasaradda Caafimaadka dowladda Puntland kaasooo dhinacyaddii kasoo qayb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr “Ethiopia waa iga raaligalisey musaafurinteydii, dalkoodana waa igu casuumeen” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Dr. Cali Khaliif Galeyr oo waraysi gaar ah siiyey Radio Goobjoog ayaa sheegey in dowladda Ethiopia ay raaligalin qoran soo gaarsiisey, iyada oo ka raaligalineysa dhacdadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad ku taala dalka Murishis oo siideysay 12 dhalinyaro Soomaali ah Maxkamad ku taala dalka Murishis (Mauritius), ayaa wax dambi ah ku weysey illaaa 12 dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu soo eedeeyey in ay ku lug lahaayeen dambiyo burcad badeednimo ah. Xaakimka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo caalami ah oo lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka madaxda dowladda Safiirka Britain u fadhiya dalka Soomaaliya Neil Wigan ayaa sheegey in shalay uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya iyo madax kale , isagoo sheegey in uu kala hadlay sidii xal loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Hanka Nolosha, oo arimo xiiso badan aynu uga hadli donno. Hanka Nolosha waa Barnaamij ay dhalinyarada ku hiigsadaan nolosha Mustaqbalkooda. Halkaan hoose ka…