Waddooyinka Magaalada Muqdisho oo la nadiifinayo xiliga habeenkii ah Sheeko:Dalka Shaqaalaha nadaaafadda dowladda Hoose ee caasimadda ayaa markii ugu horeysey bilaabay in ay nadiifiyaaan waddooyinka magaalada Muqdisho xiliga habeenkii ah, waxayna tani imanaysaa iyada oo dhawaanahan walwal laga muujinayay nadaafad… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawir gacmeed Muujinaya Cod Iibsashada Xunbaha Baarlamaanka Iyada oo cirka isku shareerey muranka u dhaxeeya madaxda Dalka ee ku aadan isku shaandhayn dhowaan lagu sameeyey goloha Wasiirada 25kii Oktoobar, meesha lagu kala baxayana ay tahay baarlamaanka dhexdiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska oo laga dalbaday in uu kaalin ku yeesho wadahadalada Somaliland iyo Dowladda Federaalka Iyada oo maalmahan ay soo cusboonaanayaan arrimo ku saabsan wadahadaladii Somaliland iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya, islamarkaasina maanta uu Hargeysa booqasho ku tagay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bakar,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Xildhibaano 100 Gaaraya u sheegay in Mooshinka hakin doono, kana codsaday in waqti dheeraad ah la siiyo Warar hadda naga soo gaaray Villa Hargeysa ayaa sheegaya in gudoonka baarlamaan iyo 100 xildhibaan oo ka mid ah xildhibaanada Federaalka ee kasoo horjeeda mooshinka ka dhan ah Ra’isul Wasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Baxreyn oo sheegtey in Soomaaliya ay ka qodey ceelal ay ka faa’iideysanayaan boqol kun oo qof Sida ay shaacisey wakaaladda wararka Baxreyn waxa ay dowladda dalkaasi Soomaaliya ka qodey illaa 10 ceel oo loo qodey illaa iyo 25 tuulo kuwaasi oo ay ku noolyihiin dad gaaraya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho oo Habeenkii shaqo bilaabaya Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtey in garoonka caalamiga ee dayuuradaha ee Aadan Cabdulle Cusmaan la qorsheynayo in laga shaqaysiiyo xiliga habeenkii ah , iyada oo uu garoonka hadda shaqeeyo maalinkii oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Iran oo soo gaaray xeebaha Soomaaliya Taliyaha horinta maraakiibta 32-aad ee dalka Iran Captain Syid Xusseen Shariif-Nasab ayaa sheegey in hawlgalka ay ka hayaan Gacanka Cadmeed aysan kaliya ahayn in la illaaliyo gaadiidka badda ee Iran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlayo xag jirnimada oo lagu qabanayo Turkiga (War-saxaafadeed) Ururka dhaqdhaqaaqa la dagaalanka qabyaaladda ee ATM ee Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay magaalada London ayaa qabanqaabinaya shir weyn oo la’isugu keenayo dadka wax ku oolka ah ee Bariga Afrika iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Hargeysa (Sawiro) Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaaray wafdi uu hogaaminayo safiirka Soomaaliya ee Turkiga Olgan Bekar, halkaa oo lagu soo dhaweeyay. Safiirka ayaa magaalada Hargeysa waxa uu kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano ka digay dhibaatooyin ka dhaca Magaalada Baydhaba (Dhageyso) Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho saxaafadda kula hadlay ayaa ka digay in dhibaatooyin ay ka dhacaan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Xildhibaanadaan oo garaya Shan…