Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Sheeko:Dalka Waxaab halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo ay idiin daadihinayaan Wariyaasheena kala ah, Cabdiweli Jaamac iyo Faadumo Abuukar. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Gaari ay leedahay Shirkadda Enes ee laga leeyahay Turkiga oo lagu weeraray Muqdisho Gaari nooca aan rasaastu karin oo ay leedahay shirkadda Enes ee qaabilsan dhismaha wadooyinka magaalada Muqdisho, ayaa goordhaw lagu weeraray wadada hormarta Isbitaalka Banaadir. Dabley hubaysan oo la socday gaari…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha amniga Maraykanka oo la kulmey jaaliyadda Soomaalida dalkaasi Waxay ahayd booqasho dhif iyo naadir ah oo xoghayaha amniga qaranka Marayka Jeh Johnson uu ku tagay magaalooyinka Minneapolis halkaasi oo uu kulan kula yeeshey jaaliyadda Soomaalida ee halkaasi ku…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe oo caasimad u noqonaysa maamulka Koonfur Galbeed, waa magaalo ceynkee ah? Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa lagu wadaa in ay noqoto magaalo madaxda maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee dhismihiisa ka socdo magaalada Baydhabo, sida uu dhigayo qodob ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo dagaal ku qabsaday deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose Ciidamada Xarakada Al-shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Kudhaa ee gobalka Jubada Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u qabsoomay xukuumada Soomaaliya Todobaadkii aynu kasoo gudubnay (War-saxaafadeed) Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey Waxqabadka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; horumarka Howlgalka Badweynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Magaalada Baraawe oo noqonaysa xarunta maamulka Koonfur Galbeed Odayaasha dhaqanka ee ku shirsan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, kuna howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa isku raacay in xarunta maamulkaasi ay noqoto magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dhaqaatiir u afduubnaa Al-shabaab oo dib u helay xuriyadooda Wararka ka imaanaya degmada Garbahaareey ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ay dib u heleen xurriyadooda Sedax dhaqtar oo shalay ay Afduubteen Xarakada Al-shabaab. Dhaqaatiirtaan ayaa laga qabsaday deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbin donnaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mudug ee Puntland oo ka hadlay amniga Waqooyiga Gaalkacyo (Dhageyso) Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda amni ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi. Maxamed Yuusuf Tigeey oo ah gudoomiyaha gobalka Mudug ee maamulka Puntland…