Waxgarad rajo ka muujiyay in dhawaan lagu guuleysto dhismaha maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Sheeko:Dalka Waxgaradka ka qeyb galaya shirka maamul u sameynta Koonfur Galbeed ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dhowaan lagu guuleysto hirgalinta maamulka seddexda gobal oo hadda shir maamulkaasi lagu dhisaayo uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Mucaawino ah oo la gaarsiin doono qoysaska danta yar ee ku nool duleedka Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay mucaawino gaartay magaaladaasi, taa oo ay gaarsiinayaan qoysaska danta yar ee ku nool deegaanadii dhawaan lagala wareegay Al-shabaab. Xasan Xareed oo xubin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii ku dagaalamay Duleedka Balanbale oo la kala qaaday (Dhageyso) Maamulka degmada Balanbale ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in ay kala qaadeen Maleeshiyaadikii dhawaan ku dagaalamay, deegaan duleedka ka ah degmadaasi. Guddoomiyaha degmada Balanbale Hareeri Xasan Barre oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud oo dhaliilay dowladda Federaalka (Dhageyso) Maamulka degmada Guriceel ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay sida ay uga gaabisay wax ka qabasho la’aanta dagaal beeleedyo ka taagan qeybo ka mid ah gobalka Galgaduud. Madaxa arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Gaarane “Cabsi kama qabno mooshinka aan keennay, guusha waa inaan gudbinay 140 xildhibaan” Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ee gudbiyay mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh, ayaa sheegay in xilligaan aanay wax wal wal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin laga bixiyay in dalka ay soo galaan ciidamo qaba cudurka Ebola (Dhageyso) Guddiga xuquuqul Insaanka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay ka digayaan in dalka la keeno ciidamo qaba xannuunka Ebola oo qatar ba’an ku haya wadamo badan oo caalamka ah. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha dowladda ee gobalka Gedo oo ka hadlay afduub gobalkaasi loogu geystay dhaqaatiir Soomaali ah (Dhageyso) Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobalka Gedo ayaa ka hadlay Afduub maalin ka hor gobalkaasi loogu geystay dhaqaatiir la sheegay in ay ka shaqeynayeen gudaha degmada Garbahaareey oo xarun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa saaka ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay agagaarka Hotel Maleeka degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho. Wararka ay heleyso Goobjoog FM ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo qodobo dhawr ah ku maqli doontaan, waxaa idiin tabin doona Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch oo soo dhaweysay Talaabo Uganda ay ka qaaday ciidamo ku eedeysan kufsiga Haween Soomaali ah Hay’ada Human Rights Watch ayaa sheegtay in Dowlada Uganda ay qaaday talaabo muujinaysa in la daba gal la’isku sameeyo, ka dib markii shaqada ay ka joojisay Dowladaasi Saraakiil ciidan oo…