Askari ka mid ah ciidamada Nabad sugidda oo nin wadaad ah ku dilay magaalada Muqdisho (Dhageyso) Sheeko:Dalka Askari ka mid ah ciidamada Nabad sugida ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dilay wadaad ku jiray Dugsi Qur’aan. Askar ayaa la sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darwalada Shabeelaha Hoose oo ka cabana Jidgooyo lacago badan looga qaado (Dhageyso) Darawalada gaadiidka ee ka shaqeeya gobolka shabeelaha hoose ayaa ka cabanaya isbaarooyin gaadiidkooda lacago baad ah looga qaado, kuwaa oo ku soo kordhay sida ay sheegeen wadooyin badan oo gobolkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Farsamo ee shirka Koonfur Galbeed oo sheegay in dhawaan hogaan ay dooran doonaan (Dhageyso) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay,waxaa ka soconaya shir balaaran oo la doonayo in maamul loogu sameeyo Gobalada kala ah Bay, Bakool iyo Shabelaha Hoose , waxaana shirkaan ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buur-hakaba oo sheegay inay dileen Rag isbaaro u taalay (Dhageyso) Maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada hawlgalo ay ka fuliyeen Degaan hoos taga Degmadaasi ay ku dileen rag isbaaro dhiganayay. Ragaan ay dileen ayuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farixya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:War Dukaan casri ah oo Hilibka lagu iibiyo oo laga hirgaliyay magaalada Muqdisho Shirkada hilibka ee Soomaaliya oo ah shirkad in badan hilibka dalka u dhoofin jirtay dalka dibadiisa, ayaan maanta markii ugu horaysay magaalada Muqdisho ka hirgalisay dukaan casri ah oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan looga hadlayo tacadiga Haweenka oo Muqdisho ka furmay (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan socon doona muddo Sedax maalin, kaa oo looga hadli doono Gudniinka Gabdhaha iyo sidoo kale guurka qasabka ah ee Gabdhaha aan qaan gaarin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD oo ka qeyb qaadanaysa xalka loo raadinaayo khilaafka madaxda dowladda Soomaaliya Urur gobaleedka IGAD ayaa kaalin ka qaadanaysa xalka loogu jiro sidii loo xalin lahaa khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Maxamed Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Jowhar (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe gaaray wafdi balaaran oo ka socda Qaar ka mid ah Hay’adaha Qaramada Midoobay, kuwaa oo soo dhaweyn loo sameeyay. Wafdigaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska gobalka Bari oo gacanta ku dhigay askar ku eedeysan dilka wiil dhalinyaro ah oo Boosaaso ka dhacay (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee gobalka Bari maamulka Puntland, ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Laba ka mid ah ciidamada maamulkaasi kuwaa oo loo haysto in ay ka dambeeyeen dilka…