Meydka Taliyahii ciidanka Booliiska oo dib loogu soo celiyay Muqdisho ka dib baaritaan lagu soo sameeyay Sheeko:Dalka Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay Meydka Allaha u naxariistee Taliyahii ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo Khamiistii lasoo dhaafay ku dhintay Magaalada Muqdisho.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya oo lacag ugu deeqay dadka ay abaaruhu saameyeen (Sawiro iyo War-saxaafadeed) Safiirka dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Wei-Hongtian ayaa Dawladda Soomaaliya ku wareejisay deeq lacageed oo gaaraysa Labaatan Kun (US$ 20, 000 oo dollar), taas oo loogu talagalay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Rag hubaysan oo goor dhaw degmada Wadajir ku dilay Laba qof Rag hubaysan ayaa goor dhaw waxay xaafadda Buulo Xubeey ee degmada Wadajir gobalka Banaadir ku dileen Laba nin oo saarnaa gaari nooca raaxa ah. Dableyda wax disashay waxay la socdeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaami Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kaga soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaadna ku maqli doontaan warar iyo Wareysio, sidoo kalena waxaad maqli doontaan, xubintii Ganacsiga iyo Siyaaraha. Waxaa Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Gabdho arday ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dharkiinleey ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan Bistoolado ay dileen Laba gabar oo ka mid ah Ardayda dhiganaysay mid ka mid ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Hirgelinta Heesaha oo Muqdisho lagu qabtay (Sawiro) Magaalada Muqdisho dhowr iyo Labaatan Sano ka dib waxaa xalay lagu qabtay Tartanka Hirgelinta heesaha oo uljeedkiisu ahaa in la soo saaro dhalinyaro dhinaca fanka ah maadaama waqti badan aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay shirka lagu dhisaayo maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso Wareysi) Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa ka socda shir lagu dhisaayo maamulka Koonfur Galbeed, kaa oo ka arimin doona sedaxda gobal ee kala ah gobalada Bay, Shabeelaha Hoose, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya oo laga dalbaday Magta dad la sheegay in ay ku dileen gobalka Gedo Ehlada dad ciidamada Kenya ay ku dileen gobalka Gedo ayaa codsaday in Magta dadkoodii dhintay in la siiyo Maxamuud Cali oo ay ehel wadaag ahaayeen dad gaaraya lix ruux oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo taageeray go’aan kasoo baxay Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh (War-saxaafadeed) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa taageeray Go’aan kasoo baxay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya kaa oo ku aadan maamulka Koonfur Galbeed ee lagu howlan yahay in xilligaan la dhiso,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh oo maanta Muqdisho ugu yeeray xubnaha ku howlan dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray go’aan deg deg ah oo magaalada Muqdisho looga yeeraayo xubnaha ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya. Waxaa la…