Beeraleyda Gedo oo ka baqaya in Sanadkaan uu soo go’i waayo dalagyadii ay beerteen (Dhageyso) Sheeko:Dalka Beeralayada Gobolka GEDO, ayaa sheegay in cabsi ay qaban in sanadkan ay soo go’i waayaan dalagayadi ay beerteen ka dib markii wabiga Jubba oo karkarada jabsaday ay baa’biyeen dalagii beeraha.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Koonfur Afrika oo bilaabay qaadashada kaararka aqoonsiga qaxootinimo (Dhageyso) Soomaalida ku sugan Dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay qaadashada Kaararka aqoonsiga Qaxootinimo ee Dalkaasi ka dib markii isbedel lagu sameyay Hogaanka Socdaalka iyo Jinssiyadaha Dalka Koonfur Afrika. Boqolaal Soomaali ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska ciidamada ilaalada wadooyinka oo ka hadlay shilalka ka dhaca Muqdisho (Dhageyso Wareysi) Taliska Ciidamada Ilaalada Wadooyinka ayaa sheegay in bil kasta Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan shilal Gadiid kuwaas oo gaysta dhimasho iyo Dhawac. Taliyaha Ciidamada Ilaalada Cali Xirsi Bare Cali Gaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare C/weli oo rajo ka muujiyay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo wareysi siiyay Talefishanka eNCA ee laga leeyahay dalka Koonfur Afrika ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in maalmaha soo aadan la xaliyo khilaafka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Qarax qasaare sababay oo ka dhacay magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya Isgoyska Tarabuunka degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ayaa ku sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca loo yaqaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo looga hortago fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle oo ka socda degmooyin gobalkaasi ka mid ah (Dhageyso) Waxaa degmooyin ka mid ah gobalka Shabeelaha dhexe ka bilawday dadaalo xoogan oo la doonayo in looga hortago fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Maamulada degmooyinka Balcad, Jowhar, iyo Mahadaay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle “Dhegaha Shacabka in ay maqlaan khilaafka madaxda ma ahan mid haboon” (Dhageyso) Siyaasiga salad Cali Jeelle oo horay uga mid ahaa xildhibaanadii baarlamaankii KMG ahaa ayaa sheegay in xilligaan aanay habooneen dhegaha shacabka in ay maqlaan khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gal-mudug oo ka hadashay xiisad beeleed ka jirta Mudug (Dhageyso) Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug State ayaa sheegay inuu bilowday wada hadalka beelo dhawaan ku dagaalamay Gobolkaasi. Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Mudug ee Galmudug Aweys Cali Siciid oo la hadlay Goobjoog…