Madaxweynaha Puntland oo sharci darro ku sheegay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed (Dhageyso) Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sharci darro ku sheegay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay keeneen xildhibaano ka mid ah baarlamaanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Odayaasha Dhaqanka ee Hiiraan oo Baaq u Jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya (Dhageyso) Golahani oo ka kooban 63 oday dhaqameed oo maanta shirk u yeeshey magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa dhaliil u jeediyey xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo uu ka taaganyahay qalalaase…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibada oo Warqad uu Ka Sidey Madaxweynaha Soomaaliya Gaarsiiyey Madaxweynaha Yemen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. DR. ABDIRAHMAN DUALEH BEILEH oo soo gaba-gabeeyay socdaalkii shaqo ee uu ku joogay Magaalada Sanaa ayaa waxa uu kulan gaar ah la yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Ceelwaaq oo Dib Loo Hawlgaliyay, Kaddib Labo Sano oo uu Xirnaa Waxaa muda labo sana ah howlgab ahaa isbitaalka weyn ee degmada ceelwaaq ee gobalka gedo oo adeegyo caafimaad ay ka heli jireen dadka ku dhaqan degmadaasi iyo tuullooyinka hoos yimaada,iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ololaha Wacyigalinta Waxbarashada oo Lagu Qabtay Gaalkacayo (Dhageyso) Kulan ay kasoo wada qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug iyo ururada bulshada rayidka ah, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacayo. Agaasimaha wasaaradda waxbarashada ee Galmudug Aadan Cabdulle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso-Barnaamij Wareedka Galabnimo Halkan ka dhageyso Barnaamij wareedka Galabnimo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Afar Gabdhood Ku Kufsaday Beledweyn oo Xabsiga Laga Sii Daayey Maxamed Cusmaan Cabdi oo ah gudoomiyaha degmada Beledweyn ayaa Warbaahinta Goobjoog u xaqiijiyay in saldhiga Booliiska magaalada Beledweyn laga sii daayey sadex nin oo u xirnaa arin kufsi. Gudoomiyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Boosaaso (Dhageyso) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kuwaa oo kasoo kicitimay magaalada Qardho. Cabdiweli Maxamed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iska Hor Imaad iyo Duqeymo Ka Dhacay Jasiirada Kudhaa Wararka laga helayo jasiiradda Kudhaa ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay iska hor imaad dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Jubba iyo kuwa Alshabaab oo halkaasi la wareegey bil…