Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Sheeko:Dalka Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax Kale oo Isu Soo Taagay Madaxtinimada Gobolada Dhexe Waxaa sii kordhaya tirada musharixiinta isu taagaya madaxweynenimada maamul goboleedka gobolada dhexe oo lagu wado in shir lagu dhisayo uu furmo sanadka cusub ee 2015-ka. Maxamed Daahir oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeneey Dhashay 4 Carruur oo Mataano ah oo Ay 3 Ka Saqiireen Haweeneey lagu magacaabo Faadumo oo dhawaan magaalada Muqdisho ku umushay illaa 4 carruur ah oo mataano ah ayaa waxaa ka saqiirey 3 ka mid ah, xaaladeeda caafimaadna waa mid kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH : Zakariye Ismaaciil oo Laga Soo Dajiyey Garoonka Aadan Cadde Warar hadda naga soo gaaraya garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa sheegaya in halkaasi laga soo dajiyey sargaalkii Alshabaab ee dhawaan iska soo dhiibey gobolka Gedo, kadibna dowladda Kenya ay la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Meel Mariyay Miisaaniyadda Dowladda Ee Sanadka 2015 Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, ayaa meel mariyay miisaaniyadda dowladda ee Sanadka 2015. Kala Fadhiga Shanaad Baarlamaanka Kulankiisa 26-aad ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Masar Oo Tababari Doonta Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar uu ku tagay dalka Masar, isaga oo la kulmay madaxda dalkaasi. Dowladda Masar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Aweys Aar iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kismaayo Oo Amar Dul Dhigay Dadka Ku Ganacsada Hareeraha Wadooyinka Suuq yaraha Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Maamulka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ayaa maanta amart dul dhigay dadka ku ganacsada hareeraha wadooyinka Suuq Yaraha ee Magaaladaasi, waxaana dhanka kale maamulku uu faah faahin dheeraad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid “Dagaallada Ku Soo Noq Noqday Deefow Iyo Deegaanada Ku Xeeran Xarar-dheere Waa Kuwo Aan Loo Qiil Dayi Karin” (War-saxaafadeed) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada ku soo noq noqday qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Beeleed Ka Socda Deegaanka Deefow Iyo Qasaare Nafeed Oo Halkaasi Laga Soo Sheegayo Dagaal u dhaxeeya Laba Beel oo wada dega deegaanka Deefoow ee gobalka Hiiraan ayaa saaka halkaasi ka bilawday, kaas oo illaa iyo xilligaan soconaya. Wararka ay helayso Goobjoog Fm, waxay…