Wasaaradda Amniga Qaranka Oo Sheegtay In Ay Socdaan Baaritaan Lagu Ogaanayo Qaabkii Al-shabaab u weerareen Xalane (Dhageyso) Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Qaranka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan baaritaano la xiriira qaabkii Xarakada Al-shabaab u weerareen Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaradaasi Maxamed Yuusuf oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaasi oo kulamo uu kula soo qaadan doono madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Guurtida Soo Doortey Madoobe Nuunoow oo ku Biirey Sedexda Gobol (Dhageyso) Illaa 41 odayaashii dhaqanka ee soo doortey maamulkii lixda gobo lee Koonfur Galbeed ayaa maanta ku dhawaaqay in ay si rasmi ah ugu biireen maamulka sedexda gobo lee Koonfur Galbeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Ceel Biyood Laga Shakiyey Degmada Kaaran oo Sheegey in Ceelka Badqabo Iyada oo illaa shalay la’isla dhexmarayay in dad ay waxyeelo kasoo gaartay biyo ay cabeen kuwaasi oo laga soo dhaanshay ceel Karaan ku yaala ayaa Goobjoog waxa ay xiriir la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Qaranka oo Soo Bandhigtey Meydad Dagaalyahanadii Weeraray Xalane (Dhageyso) Afayeenka wasaaradda amniga qaranka Maxamed Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa saxaafadda usoo bandhigey 4 meyd oo uu sheegey in ay yihiin dagaalyahanadii Alshabaab ee weerarka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdulaahi Maxamed iyo Munasar Maxamed Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab Ee Shalay Ku Qaadeen Xalane (War-saxaafadeed) War-saxaafadeed:- Ra’iisul wasaaraha cusub ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareyey weerarkii fulaynimo ee dabley ka tirsan kooxaha Al-shabaab ay shalay ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Jowhar Oo Sheegay Is Bedal Amni Laga Dareemayo Degmadaasi (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Jowhar xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in amni ahaan ay aad u wanaagsan tahay degmadaasi, islamarkaana is bedal la dareemayo. Maxamed Siyaad Cali Canjeex…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin: Akhriso Sooyaalka Dhul-gariirkii Tsunami Iyo Tirada Dalalkii, Goobihii Iyo Dadkii Waxyeelada Kasoo Gaartay December 26, 2004: Waxaa maanta oo kale ka dhacay dunida Dhul-gariirkii Tsunami, Maanta waa sanad guuradii 10-naad ee maalintaas, Tsunami ayaa ku dhufatay Badweynta Hindiya, Dhul-gariirkan waxaa ku dhintay in…