WAR DEGDEG AH : AMISOM oo Sheegtey In 2 Nin oo Hubeysan Ay Wali Ku Dhex Jiraan Xalane Sheeko:Dalka Afayeenka AMISOM oo dhawaan la hadlay Goobjoog ayaa sheegey in wali 2 nin oo ka mid ah kuwii soo weeraray xarunta Xalane lagu hareereysanyahay, islamarkaasina ay god ku dhuumanayaan. Waxa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin Weerarkii Ka Dhacay Xalane Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar maanta rag hubeysan ay ku qaadeen xarunta midoowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ee Xalane. Dublamaasi reer galbeed ah oo ka warhaya xaaladda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamija wareedka Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xilwareejinta Ra’isulwasaarayaasha oo u Dhacday Qaab Casri Ah Maanta oo khamiis ah oo ay xilka kala wareegayeen Ra’isulwasaarihii Hore Cabdiwali Sheekh Axmed iyo kan cusub Cumar Cabdirishiid ayaa waxyaabaha ay ku kala wareegeen waxaa ka mid ah dokumeendiyo,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaare Cumar “ Maamulka Waa in Hoos Loosii Daadajiyaa, Dadkuna Soo Doortaan Cidda Matalaysa” Ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke oo maanta la wareegey xafiiska ayaa sheegey muhiimadda ay leedahay in awoodda hoos loo daadajiyo illaa heer degmo, isaga oo dhaliiley in xitaa maamul…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaarihii Hore iyo Ku Xigeenkiisa oo Dalbaday Cafis Ra’isulwasaaraha maanta xilka wareejiyey Cabdiwali Sheekh Axmed iyo ku xigeenkiisa Ridwaan Xaaji Maxamed oo hadalo ka jeediyey munaasabadii xilwareejinta ayaa dalbaday in la’is wada cafiyo, iyaguna ay cafiyeen cid allaale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday AMISOM Muqdishu Iyo Khasaare badan oo Laga Cabsi Qabo Warar aanu ka helnay ilo kala duwan ayaa xaqiijinaya weerar lagu qaaday Xarun ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada AMISOM ee magaalada Muqdishu. Wararka ayaa intaa ku daraya in Weerarka uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Waqtigeeda Dhamaaday oo Soo Bandhigtey Waxqabadkeedii (Dhageyso) Xafladdii maanta ee xil wareejinta Ra’isulwasaarihii hore Cabdiwali Sheekh Axmed uu ku wareejinayay Ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid ayaa waxaa xukuumaddii waqtigeeda dhamaaday kusoo bandhigtey waxqabadkeedii intii ay xafiiska joogtey. Sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Khaatumo oo Booqasho ku jooga Muqdishu si Wadatashi ula Yeesho Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka Madaxwaynaha Maamulka Khatumo oo Maanta soo gaaray Magaaladan ayaa sheegay in ujeedkiisu uu yahay sidii Mamulkiisu ugu raadin lahaa Hormarinta Degaanada Maamulkaasi ka taliyo. Madaxwayne Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax ay Dhigeen Kooxaha Kubbada Cagta oo Ka Dhacey Degmada Afgooye Maanta degmada Afgooye waxaa ka dhacay banaanbax ay dhigeen ciyaartooyda kubbada cagta ee degmadaasi kuwaasi oo ka cabanayay musuqmaasuq lagu sameeyey qalab isboorti oo loosoo dhiibey kooxaha halkaasi ka jira.…