Warbixin : Barashada Diinta oo Wali Muqdisho Loogu Soo Xireysto (Dhageyso) Sheeko:Wararka Caalamka Tan iyo intii diinta islaamka ay soo gaartay dhulka Soomaaliyeed xili u dhow markii ay diinta soo degtey ayaa gayiga Soomaaliyeed sida kaliya ee diinta looga baran jirey waxa ay… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Tiyeegloow Oo Sheegay Xalka Kaliya Ee Lagu Furi Karo Wadooyinka Xiran Ee Gobalka Bakool (Dhageyso) Maamulka degmada Tiyeegloow ee gobalka Bakool ayaa ka hadlay xalka xilligaan ugu haboon ee lagu furi karo wadooyin badan oo ka mid ah gobalkaasi, una xiran Xarakada Al-shabaab. Gudoomiye ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaahir Barqab “Diyaar Ayaan u Nahay In Aynu Ka Qeybqaadanno Dadaalka Lagu Xalinayo Xiisado Beeleedka Ka Jira Gobalada Dhexe” (Dhageyso) Gudoomiyaha Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Barqab ayaa sheegtay in ay diyaar u yihiin ka qeybqaadashada daminta xiisado beeleed ka jira deegaano badan oo ka mid ah gobalada Dhexe ee dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Cabdicasiis Ee Magaalada Muqdisho Oo Sheegay In Wax Badan Ay Ka Qabteen Adeegyada Bulshada Degmadaasi Maamulka Degmada Cabdicasii ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in isbedal xoogan ay ku sameeyeen adeegyadii bulshada ee degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada ee degmadaasi Injineer Maxamuud Cabdulaahi Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada Racfaanka Gobalka Banaadir “Muwaadinka 48 Saacad Ka Badan Xabsi Laguma Hayn Karo“ (Dhageyso) Maxkamada Racfaanka ee gobalka Banaadir ayaa si adag uga hadashay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee la xiro wax ka badan 48-saac iyadoo aan loo haysan fasax ama wax la mid ah. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Gal-mudug Oo Ka socda gobalka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobalka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu goordhaw ka bilawday dagaal u dhaxeeya ciidamo ka kala tirsan maamulada Puntland Iyo Gal-mudug, kaa oo sababay qasaare…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kufsiga Loo Geysto Haweenka Dhibaato Intee La Eg Ayuu Ku Reebaa Maskaxdooda? (Dhageyso Warbixin) Haweeneey in la kufsado waa tacadi iyo Talaabo kasoo horjeeda Diinta Islaamka, iyadoo bulshada Soomaaliyeed ay arintaan isku waafaqsanyihiin. Haweenka Kufsiga kula kulma deegaanada Soomaaliland oo u badan kuwo da’dooda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN:- Warbaahinta Ka Howlgasha Somaliland Oo La Sheegay In Ay Ka Gaabiyeen Gudbinta Codka Dadka Danta Yar (Dhageyso) Warbaahinta ka howlgashada deegaanada maamulka Somaliland ayaa la sheegay in ay ka gaabiyaan baahinta iyo banaan keenista dadka danta yar codkooda. Kulan loo qabtay 60 wariye oo ka dhacay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta La Filayo In Codka Kalsoonida Ah u Qaadaan Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in codka Kalsoonida ay u qaadaan Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashii oo dhawaan xilka Ra’iisul wasaare-nimo loo magacaabay. Gudiga joogtada ee Baarlamaanka ayaa maalintii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Waxaan ku Baaqayaa In Hadda La Joojiyo Dagaalada Shabeelada Hoose” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta ka hadlayay shirk u saabsan dagaalo beeleedyo dib oga qarxay gobolka Shabeelada Hoose ayaa codsaday in dagaalada loo joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan. Wuxuu…