Cabdiwali Sheekh Axmed oo Shaqaalaha Wasaaradda Kula Dardaarmay In ay La Shaqeeyaan Ra’isul Wasaaraha Cusub(Dhageyso) Sheeko:Dalka Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiska waxaa uu kulan kula kulmay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland “Hadii Maamulka Hawada Xamar Laga Rarayo Garoowe Hala Keeno” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan ka dhacay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kaa oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'isulwasaare Cumar Cabdirishiid oo Baarlamaanka La Horgeynayo Arbacada (Dhageyso) Gudiga joogtada ah ee baarlamaanka ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay ku go’aamiyeen in Ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid baarlamaanka la horkeeno maalinta arbacada si codka kalsoonida uu u weeydiisyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraley Tababar Looga Furay Magaalada Boosaaso Ee Gobalka Bari (Dhageyso) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso Tababar uga furtay 25 qof oo beeraleey ah, kuwaa oo laga keenay deegaano ka mid ah gobalka Bari. Tababarkaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qorshaha Dib Loogu Soo Celinayo Bilicda Magaalada Baladweyne Oo Lasoo Dhaweeyay (Dhageyso) Mas’uuliyiinta maamulka Gobalka Hiiraan iyo mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda maaliyadda xukuumada Soomaaliya ayaa dhawaan waxa ay dhagax dhigeen dhismayaal danta guud ah oo la doonayo in dib loo dayactiro. Qaar…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Iyo Safiirka Dowladda Switzerland Oo Garoowe Ku Yeeshay Kulan Arimo Badan Looga Hadlay (War-saxaafadeed Iyo Sawiro) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dawladda Switzerland Dominik Langen Bakher, kaasi oo maalintii shalay soo gaaray magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Korneyl Yaasiin Raadeer Oo Lagu Dhaawacay Magaalada Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxay sheegayaan in halkaasi lagu dhaawacay Korneel Yaasiin Nuur Gaas Raadeer oo ka mid ah Aas Aasayaasha Maamulka Jubba, haatanna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Baydhaba Oo Lagu Heshiisiiyay Beelo Dhawaan Ku Dagaalamay Duleedka Magaaladaasi (Dhageyso) Waxaa lagu guuleystay maanta in gabi ahaanba lasoo afjaro dagaalo dhex maray beelo walaalo ah oo wada degan deegaano dhaca duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta Gobalka Bay, iyaga oo nabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…