Maamulka Puntland Oo Sheegay In Ay Wadaan Baaritaanka Qarax Dhawaan Lala Eegtay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Mudug (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay weli wadaan baaritaano ku aadan dadkii ka dambeeyay qarax Miino oo dhawaan waqooyiga magaalada Gaalkacyo lagula eegtay gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee maamulka Gobalka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka Oo Ku Eedeeyay Maamulka Jubba In Aysan Rabin Nabad Ka Dhalata Kismaayo (Dhageyso) Mid ka mid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegay in maamulka KMG ee Jubba xilligaan aanay dooneyn nabad ka dhalata magaalada Kismaayo, islamarkaana ay dhibaato…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Deegaanka Hosingow Ee Jubada Hoose Oo Is Casilay (Dhageyso) Gudoomiyahii deegaanka Hosingow ee gobalka Jubada Hoose Ibraahim Aadan Dhaqane ayaa sheegay in uu iska casilay xilkaasi ka dib markii uu tilmaamay cadaadis badan uu soo wajahay. Mas’uulkaan oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Ka Warbixiyay Kulamo Looga Hadlayay Maamul u Sameynta Gobalada Mudug Iyo Gal-gaduud Oo Cadaado Ka Dhacay (Dhageyso) Magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kulamo xasaasi ah oo looga hadlayay arimo ku saabsan maamulka loo sameynayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Wasiirka Arimaha Bulshada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Degmo Ka Tirsan Gobalka Banaadir Oo Aan Lahayn Xarumihii Danta Guud Ee Bulshada Loogu Adeegayay Degmo walba oo dalka ka mid ah, waxaa muhiim ah in ay yeelato xarumaha danta guud, sida Isbitaalo, goobo waxbarasho iyo adeegyada amniga sida saldhiga ciidamada. Degmada Kaxda ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Daahir Cirro Oo Sheegay In Ra’iisul Wasaaraha cusub Laga Doonayo Dar Dar Gelinta Dhismaha Maamulada Federaalka (Dhageyso) Daahir C/qaadir Muuse (Daahir Ciiro) oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka KMG ahaa, ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka looga fadhiyo in uu dar dar geliyo dhismaha maamulada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Soomaaliya Meel Ay Ku Kala Go’do Xilligaan Lama Joogo” (Dhageyso) Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in xilligaan aan la joogin meel ay ku kala go’do Soomaaliya, waxaana sidoo kale uu ka hadlay aragtidiisa ku aadan shirkii dhawaan Jabuuti ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland “Booliiska Waxa ay Sugeen Amniga Kismaayo 100%” Maamulka Jubba ayaa sheegey in ciidamada Booliska maamulka ay ku guuleysteen sugista amniga magaalada Kismaayo, waxaana hadalkani munaasabadda 71- guurada booliska ka sheegey wasiirka amniga Jeneral Maxamed Warsame Darwiish. “Markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isulwasaaraha Itoobiya oo Sheegey in Ciidamo Geynayo Kismaayo Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn oo warfidiyeenada la hadlay ayaa sheegey in ciidamada dalkiisa ay diyaar u yihiin in ay tagaan magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolka Jubbada Hoose halkaasi…