Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta Si Kama Dambeys Ah Uga Doodi Doona Miisaaniyadda 2015 Sheeko:Dalka Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in si kama dambeysa ah ay uga doodaan miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2015. Gudiga Maaliyadda ee Baarlamaanka ayaa laga dhageysan doonaa warbixino ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya oo Beeniyey in Ay Ka Dambeeyeen Dilka Sheekh Soomaali ah Afhayeenka booliiska Kenya Zipporah Mboroki ayaa wargeyska Sabahi Online u sheegey in aysan wax lug ah ku lahayn dilka wadaad Soomaali ah oo laga afduubtey magaalada Garisa, kadibna meydkiisa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madixii Sirdoonka Al-Shabaab oo La Xaqiijiyey in Duqeyn Lagu Diley Kadib qirashii dowladda Maraykanka, gaar ahaan wasaaradda gaashaandhigga ee Pentagon in ay duqeyn xagga cirka ah ka geysatay degmada Saakoow ee Jubada Dhexe ayaa waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adii Maamulaysay Isbitaal Ku Yaala Deegaanka Ceel-dibir Ee Gobalka Mudug Oo Shaqo Joojin Sameynaysa (Dhageyso) Hay’ad maamulaysay Isbitaal ku yaala deegaanka deegaanka Ceel-dibir ee gobalka Mudug ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay joojinayso shaqadii ay ka haysay Isbitaalkaasi, iyadoo dadka ku dhaqan deegaankaasi ay wal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxudiin Xasan Afrax “Shabeelaha Hoose Iyo Shabeelaha Dhexe Anaga Ayaa Maamul u Ah Cid Kale Ma Maamuli Karto” (Dhageyso) Mas’uuliyiinta maamulka la magac baxay Shabelle State ayaa sheegay in iyagu ay ka taliyaan gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe, islamarkaana aanay jirin maamul kale oo halkaasi ka arimiya. Muxudiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Beeleed Ka Bilawday Deegaanka Deefowe Ee Gobalka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya deegaana Deefoow ee gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka bilawday dagaal xoogan oo u dhaxeeya beelo halkaasi wada dega. Mar qura ayaa deegaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Loogu Baaqay In Uu Wasiiro Ka Dhigo Dad Yaqaana Dhaqanka Iyo Bulshada Soomaaliyeed (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa loogu baaqay in wasiiro uu usoo magacaabo shaqsiyaadka kala yaqaan Bulshada Soomaaliyeed iyo dhaqankeeda. Muumin Gariig oo ka mid ah siyaasiinta Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Ahlu-sunna Ee Gobalka Gedo Oo Sheegay In Al-shabaab Dhabar Jab Ay Ku Tahay Is Dhiibitaankii Sakariye Ismaaciil (Dhageyso) Saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalka Gedo ayaa sheegay in dhabar jab xoogan ay ku tahay Al-shabaab is dhiibitaankii dhawaan ee uu is dhiibay Sarkaal ka mid ahaa Ururkaasi, kaa oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Degmada Buuloburde Oo Ku Hanjabay In La Xirayo Odayaal Ku Shiray Degmadaasi (Dhageyso) Gudoomiyaha degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku hanjabay in la xirayo Odayaal dhaqameed maanta ku shiray degmadaasi, kuwaa oo gudoomiyaha ku eedeeyay wax qabad la’aan. Gudoomiyaha oo u waramay…