Maamulka Ximan iyo Xeeb “Diyaar Ayaan u Nahay Marti Galinta Shirka Gobolada Dhexe iyo Imaanshaha AMISOM” Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan ayaa Goobjoog u sheegey in ay diyaar u yihiin marti galinta shirka maamul u sameynta gobolada dhexe iyo sidoo kale… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kudladda Badbaado “Ra’isulwasaaraha Waxaan Kula Taliney in uu Soo Dhiso Xukuumad Wadaag Ah” Kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayay Kudladda Badbaado ee baarlamaanka waxa ay soo saareen hadal rasmi ah oo ay kaga hadlayaan waxyaabihii ay ku go’aansadeen shirkii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin Bini’aadanimo oo Ka Dhashay Buulo Burde oo Go’doonsan 8 Bilood (Dhageyso) Dhibaatooyin waaweyn oo nolol xumo ah ayaa soo foodsaaray dadka ku dhaqan magaalada Buulo Burde halkaasi oo go’doonsan muddo 8 bilood ah tan iyo intii ay la wareegeen ciidamada AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Abuukar Kulmiye iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharax Kale oo Isu Soo Taagey Madaxweynenimada Gobolada Dhexe Waxaa isa soo taraya tirada musharixiinta isu soo taagaya xilka madaxweynenimada ee gobolada dhexe ka hor inta uusan furmin shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee lagu balansanyahay magaalada Cadaado.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Dagaalada Ciraaq iyo Suuriya oo Saameyn Ku Yeeshey Beeyada iyo Xijiga Boosaaso Maydiga iyo Beeyada waxaa ay ka mid yihiin khayraadka ugu caansan ee kasoo Baxa Puntland, waxaana loo iibgeeyaa dalalka Carabta iyo meelo ka mid ah qaaradda Yurub. Xijiga iyo Beeyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEGDEG AH : Golaha Badbaado Qaran Oo Isku Raacay In Ay Codka Kalsoonida Siiyaan Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid Golaha Badbaado Qaran oo ay ku mideysanyihiin ilaa 100 xildhibaan ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay isku raaceen in ay codka kalsoonida siiyaan ra’isulwasaaraha cusub Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farxaan Cali Xaad “Qaraxa Aad Ii Geysateen Waajibkiisa Ayaa La Idin Marin Doonaa” (Dhageyso) Farxaan Cali Xaad oo ah gudoomiye ku xigeenka Koowaad maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay qarax Miino oo shalay lagula eegtay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sooyaalka Geedi Socodka Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland Maamulka Somaliland waxa uu gooni isu taag ku dhawaaqay 18 May 1991, balse ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday Somaliland, waxaa intaasi barbar socotey in dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…