Xildhibaan Somaliland oo Sheegey in Maamulka uu Cuburin Ku Hayo Dadka Awdal (Dhageyso) Sheeko:Dalka Iyada oo gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Boorame ay ka jiraan xiisado siyaasadeed oo dhashay kadib markii Suldaanka Beelaha Halkaasi dega uu ku dhawaaqay in ay ka go’ayaan Somaliland ayaa… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Xarumihii Danta Guud ee Barakacayaasha Laga Saarey oo Wali Maran Xarumo badan oo dowladeed oo ku yaala caasimadda kuwaasi oo dad barokacayaal ah oo degenaayeen intii lagu jirey burburka, ayaysan wali jirin wax hawl ah oo lagu qabtay, dadkii laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Maamulka KMG ee Jubba Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgalo Xiriir Ah Oo Ka Socda Kismaayo (Dhageyso) Saraakiisha maamulka KMG ee Jubba ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada maamulkaasi ay ka wadaa dhamaan xaafadaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose iyo sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arimaha Dibadda Dowladda Federaalka Oo Dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqday Ka Qeybgalka Dib u Dhiska Dalka (Dhageyso) Wasaaradda arimaha dibadda xukumada Soomaaliya ayaa ugu baaqday dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska dalka iyo sidoo kale in la helo umad wax qabsata. Sii hayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Ismaaciil Maxamed Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaaq Shiino “Dadka Koonfur Galbeed Gacanta Ayeey Is Qabsadeen, ShariiF Xasan Ma Harsan Ilaa Dadka Maqan Uu Ka Keeno” Malaaq Cali Cabdiraxmaan (Shiino) oo ka mid ah waxgaradka ku sugan magaalada Baydhaba, islamarkaana ah afhayeenka golaha guurtida ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in hadda ay midoobeen dhamaan dhinacyadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Magacaabista Cumar Cabdirashiid (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa ka hadlay magacaabista Cumar Cabdirashiid ee loo magacaabay Xilka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya maalin kahor. Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa sheegay in ka maamul ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Qaar Ka Mid Ah Wasiirada Maamulkiisa (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ay magaacabay qaar ka mid ah xubnaha wasiirada maamulkiisa, ka dib wareegto uu soo saaray. Wareegtadaan oo uu saxaafadda u akhriyay afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Waeeedka Fiidnimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xassan “Ciidamada Sierre Leone Soomaaliya Kama Aysan Lahayn Ajande Siyaasadeed” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta sagootinayay 850 askari oo ka socda dalka Sierre Leone, kuwaasi oo dalkooda ku laabanayay ayaa ku amaanay ciidamada abaalkii ay u galeen Soomaaliya.…