Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose. Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo waxaa caga dhigatay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, Waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxmed Cabdi Xuseen iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Kismaayo Iyo Wasiiro Halkaasi Kaga Sii hormaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, iyadoo sidoo kale saaka halkaasi ay gaareen xubno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ka Barakacay Xaafado Ka Mid Ah Magaalada Marka (Dhageyso) Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa ka barakacay qaar ka mid ah xaafadaha magaaladaasi ka dib cabsi soo wajahday. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gacan Ka Hadal Ka Dhashay Isbedal Lagu Sameeyay Maamulka Hosingoow ee Gobalka Jubada Hoose (Dhageyso) Dhawaan waxaa deegaanka Hosingoow ee gobalka Jubada Hoose ka dhacay gacan ka hadal u dhaxeeyay Laba dhinac oo sheeganayay mas’uuliyadda maamulka deegaankaasi. Maamulkii gacanta ku hayay deegaankaasi ayaa iska diiday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Nool Ee Suuqyada Magaalada Gaalkacyo (Dhageyso) Hoos u dhac ayaa xilligaan waxaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee suuqyada magaalada Gaalkacyo, iyadoo arintaan sababteeda ka hadleyn ganacsatada halkaasi ku sugan. Waxa ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgalo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Wadooyin Ka Mid Ah Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Ciidamada Militiriga Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay wadooyin ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose kuwaa oo la sheegay in falal amaanka ka dhan ah ay ku soo kordheen. Wadooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Ergo Nabadeed u dirada Gobalka Karkaar (Dhageyso) Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa sheegay in ay ku baxayaan dagaalo ka dhacay deegaano ka mid ah gobalka Karkaar ee maamulkaasi ka taliyo. Waxa uu sheegay gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Canshuur Qaadista Degmada Afgooye Canshuur waa lacag laga qaado bulshada, taas oo dib ugu soo laabta dadka hadii loo maareeyo sidii loogu tala galay. Canshuurta waxaa qaada dowladda, waxaana lagu meel mariyaa adeegyada Bulshada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Salaabeen Yuusuf Cabdi “Maamuladaan La Dhisayo Waxaan u Arkaa Qabiilka Oo Shaati Kale Loo Xiray” (Dhageyso) Professor Saleebaan Yuusuf Cabdi oo wax ka dhiga Mid ka mid ah jaamacadaha ku yaala magaalada Hargeysa ayaa sheegay in nasiib darro uu u arko dhamaan maamulada haatan loo dhisayo…