Maamulka Demada Balcad Oo Ka Digay Beerashada Waxyaabaha Maanka Dooriya (Dhageyso) Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa ka digay tabcashada beerashada waxyaabaha waxyaabaha Maanka dooriya oo uu sheegay in dad badan ay ku howlan yihiin. Maxamuud Maxamed Saneey oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Wada Qorshe Dib u Dejin Loogu Sameynayo Dadkii Laga Saaray Xarumaha Danta Guud Ee Muqdisho (Dhageyso) Mudooyinkii ugu dambeyay waxaa jiray olole balaaran oo ay waday dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taa oo dadka shacabka ah looga saarayay xarumaha dowladda ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen wixii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Xagga Amaanka Oo Laga Dareemayo Deegaanka Mareerey Ee Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Maamulka deegaanka Mareereey ee gobalka Shabeelaha Hoose yaa sheegay in amni balaaran uu xilligaan ka jiro deegaankaasi, ka dib markii howlgalo is xig xiga ay halkaasi ka sameeyeen ciidamada dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Sidii Loo Xalin Lahaa Dagaaladii Gal-gaduud Oo Xalay Ka Dhacay Guriceel (Dhageyso) Waxaa kulamo is daba joog ah shalay ilaa xalay ay ka soconayeen degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud, kaa oo lagu xalinayo dagaal dhawaan dhexmaray ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta “ 90% Waan Dumineynaa Biraha Isgaarsiinta ee Dalka” Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo baarlamaanka Soomaaliya horgeysey xeerka isgaarsiinta ayaa sheegtey in ay go’aansadeen in biraha dhaadheer ee tirada badan ee shirkadaha isgaarsiinta dalka ka surteen aanan loo baahneyn,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Hubeysan Oo Dilal Ka Geystay Duleedka Degmada Laascaanood Ee Gobalka Sool Dabley hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in dilal ay ka geysteen degmada Laascaanood ee gobalka Sool, gaar ahaan duleedka Koonfureed ee degmadaasi. Dilalkaan oo dhacay maanta ayaa waxaa la sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Hay’adaha Amniga Dowladda Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Ay Ka Sameeyeen Degmooyin Ka Mid Ah Muqdisho Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ka wadeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Khaasim Axmed Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Degmada Baraawe Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino, kaa oo lala eegtay ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka ee…