Qeybtii Labaad Ee Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Maanta Dib Loogu Soo Celinayo Dalka Sheeko:Dalka Waxaa maanta la filayaa in xerooyinka Qaxootiga ee Dhadhaab laga soo qaado qeybtii Labaad Qaxooti Soomaaliyeed oo dalbaday in dib loogu soo celiyo wadankooda. Dadkaan maanta lasoo qaadayo ayaa tiro… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Nabadda Iyo Midnimada “Dowladda Iyo IGAD Waxay Ka Gaabiyeen Fulinta Heshiiskii Goobweyn” (Dhageyso) Golaha Nabadda iyo Midnimada deegaanada Jubba ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Gobaleed IGAD ku eedeeyay in aysan waxba ka hirgalin Heshiiskii ka dhacay deegaanka Goobweyne ee gobalka Jubada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanad Maryan Cariif oo Soo Dhaweysay Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed kuna Baaqday In Laga Qeyb galiyo Dhamaan Gobolada Xildhibaanada ayaa si aad ah usoo dhaweyday Baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliyeed oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada Muqdishu. Maryan Cariif Qasim ayaa sheegay in iyada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay horay uga wada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Banaadir “Doorashooyin Dowladaha Hoose Waxay Dhacayaan Nofeembar 2015” Maxamed Aadan Guuleed (Caano Geel) oo ah guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee xagga siyaasadda iyo dimoqoraadiyadda ayaa sheegey in bisha Nofeembar ee sanadka soo socda 2015 la qaban doono…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari "Xildhibaanada Waxaa La Ganaaxayaa $600 Doolar " Isagoo maanta (Isniin) ka hadlayay kulankii baarlamaanka , guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayuu gudiga anshaxa ee baarlamaanka ku amrey in todobaadkan ay xildhibaanada u gudbiyaan waraaqaha ganaax lacageed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Cabdirashiid oo Lagu Wado In Ra'isulwasaare Loo Magacaabo Maalinta Arbacada Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helney illo xog-ogaal ah ayaa noo xaqiijiyey in maalinta arbaca Ra’isulwasaare loo magacaabayo Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’ark. Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland Iyo Gal-mudug Oo Ku Guuleystay In Ay Siidaayaan Dad Labada Dhinac u Kala Xirnaa (Dhageyso) Waxgradka Puntland iyo Gal-mudug ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta ku guuleystay in ay soo daayaan Dad u kala xirnaa Labada dhinac, ka dib dadaalo muddo badan socday oo…
6 daqiiqo Sheeko:War Ghostwritergesucht24.De – Top Effizient Aufsatz Handwerk Dienstleistungen Ghostwritergesucht24.De – Top Effizient Aufsatz Handwerk Dienstleistungen Mein Vorname ist Maximilian, ich bin der Student des vierten Studienjahres der Otto-Friedrich-Universität Bamberg. am Schluss des zweiten Semesters habe Badarf ich ein…