Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog Sheeko:Dalka Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad Laga Sameeyey Dareenka Dadka Muqdisho ee Doorashooyin Dhaca oo Lasoo Bandhigayo Waxaa maalinta barito ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo bandhigo daraasad laga sameeyey dareenka dadka Muqdisho ay ka qabaan doorashooyin dimoqoraadi ah oo ku saabsan dowladda hoose ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booyado Biyo Dhaamis Ah oo Loo Geeyey Dadkii Ku Xanuunsaday Biyaha Ceelka ee Yaaqshiid Hey’adda Hormuud ayaa maanta deeq dawo ah iyo gaadiid biyo dhaamis ah u geysey dad badan oo todobaadkan ay soo riteen xanuuno ka dhashay sida la sheegey biyo ay ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Ololaha Dariseynta Gobolka Banaadir oo La Filayo in uu Wax Ka Taro Amniga Muqdisho Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka biloowdey olole cusub oo loogu magac daray Dariseyn, kaasi oo lagu tirakoobayo guryaha ku yaala magaalada iyo waliba dadka ku nool, waxaana looga gol leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha oo Baarlamaanka Ka Hor Sheegey in 19 Wasaaradood Ay Ku Heleen Wax Is Dabamarin Maanta waxaa baarlamaanka hortagay Xeer Illaaliyaha Guud iyo Hanti Dhawrka Guud iyaga oo ka jawaabayay su’aalaha ay xildhibaanada ka weeydiinayeen waraaq ay si wadajir ah u soo saareen todobaad ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Federaalka Iyo Aqoonyahano Taageeray Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed (Dhageyso) Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Siyaasiin iyo Aqoonyahano ayaa taageeray Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed kaa oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, islamarkaana doortay gudoomiye iyo ku xigeeno. Sii hayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muungaab “Waa In Laga Warqabaa Qof Walba Oo Xamar Soo Galaayo, Weydhamaatay In Magaalada La’iska Soo Galo” (Dhageyso) Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in loo baahan yahay cid walba oo soo galaysa magaalada Muqdisho in lala socdo, lagana warhaayo meesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiiro Ka Socda Qaar Ka Mid Ah Wadamada Caalamka Oo Gaaray Kismaayo Iyo Kulamo Ay La Leeyihiin Madaxda Jubba Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray qaar ka mid ah safiiro ka socda wadamo ka mid ah caalamka, kuwaa oo haatan magaaladaasi kulamo kula leh madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Warbixin Ku Saabsan Maktabad Casri ah oo Laga Hirgaliyey Hargeysa Wax akhrinku waxa uu ka midyahay waxyaabaha kobciya aqoonta dadka, waxaana la oran karaa in qofka uu yaqaano inta uu wax akhriyo, sidaasi darteed waxaa goobaha kala duwan ee waxbarashada…