Faahfaahin Xiisado Dagaal oo Ka Taagan Guriceel iyo Dhuusamareeb Sheeko:Dalka Xiisado dagaal ayaa ilaa iyo saakay ka oognaa magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb, waxaanan ka heleynaa faahfaahin dheeraad ah kadib dabogal iyo xog uruurin aan sameyney. Sida ay noo xaqiijinayaan ilo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska Sh/Hoose oo Sheegey in ay Hanan Waayeen Amnigii Marka (Dhageyso) Taliyaha ciidamada Booliska gobolka Shabeelada Hoose Cabdinuur Isaa ayaa Goobjoog u sheegey in amnigii magaalada Marka uu faraha ka baxayo amnigii magaalada Marka , halkaasi oo uu sheegey in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi : Waayo Arag Soomaaliyeed oo Ka Taariikheeyey Magaalada Gabileey Wariyaheena Hargeysa Cumar Seerbiya oo maalmahan socdaalo shaqo ku marayay meelo kale duwan oo ka mid ah gobolada Waqooyi ayaa meelihii uu tagay waxaa ka mid ah magaalada Gabileey, halkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdullaahi Goodax "Illaa 10 kun oo qaxooti Soomaaliyeed Ah Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya" Xaflad balaaran oo maanta ka dhacdey xerada Xalane ee ay degenyihiin hey’adaha Qaramada Midoobey iyo AMISOM ayaa waxaa looga dhawaaqay hey’ad cusub oo la sheegey in ay qaabilsantahay dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Maxamuud Cismaaan Warsame. Halkaan Hoose ka dhageysoo Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Degmooyin Ka Mid Ah Gobalada Gedo Iyo Bay Oo Maalintii Labaad Hawada Ka Maqan Maalintii Labaad waxaa hawada ka maqan Isgaarsiinta degmooyin ka mid ah gobalka Bay iyo Gedo, ka dib markii Al-shabaab ay Albaabada isugu dhufteen xarumaha Isgaarsiinta. Xarumaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Isbitalka Carafaat Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xaaladda Caafimaad Ee Dadkii Ku Waxyeeloobay Biyahii Sumeysnaa (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka Caraafaat degmmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho, ayaa faah faahin ka bixiyay sida hadda ay tahay xaaladda caafimaad dadkii habeen kahor ku sumoobaay biyo ay Cabeen iyo sida dhaqaatiirta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Ay Kasii Darayso Xaaladda Bini’aadanimo Ee Soomaaliya Philippe Lazzarini, oo ah isku-duwaha Qaramada Midoobay Arrimaha Bini’aadanimo ee Somaaliya ayaa ka digay in xaalada bini’aadanimo ee Somaaliya ay si weyn uga sii dari doonto sanadkan, waana digniintii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Maanta Safar Ku Tagay Degmada Xudur Ee Bakool (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta safar ku tagay degmada Xudur ee Gobalka Bakool isaga iyo xubno uu hogaaminaayo. Socdaalkaan waxaa ku wehlinaaya xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, waxaana…