Soomaalida Koonfur Afrika Oo Sheegay In Ay Dhibaato Ku Qabaan Nolosha Dalkaasi (Dhageyso) Sheeko:Dalka Muwaadiiniinta Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Koonfur Afrika ayaa Qaarkood waxay sheegeen in dhibaatooyin badan ay ku qabaan nolosha wadankaasi. Mid ka mid ah dadka halkaasi ku nool oo u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Ka Horyimid Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Wasaaradda Arimaha Gudaha (Dhageyso) Maamulka degmada Jowhar ee Xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay wareegto kasoo baxday Wasaaradda Arimha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya. Maxamed Amiin Xaaji Caqiil oo ah gudoomiyaha Degmada Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid Oo Gaalkacyo Kulamo Kula Leh Waxgaradka Halkaasi Ku Nool (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula leh qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaaladaasi, isaga oo kala hadli doono arimo u badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya Waxay Yeelanaysaa Maanta Garoon Diyaaradeed Casri Ah” (Dhageysi Iyo Sawiro) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qaab casri ah hadda loo dhisayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi shalay uu kormeer ku tagay. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud ee Q.M: Farriin Ku aadan Maalinta Caalamiga Ah Ee La-Dagaalanka Musuq-maasuaqa 9 DECEMBER 2014 Musuq-maasuqa waa arrin muuqata oo ka jirta dunida taas oo dhibaato ba’an u geeysata dadka saboolka ah, cuuryaamisa kobaca dhalqaale ee ka dhexeeya dadka. Musuq-maasuqu wuxuu duudsiisaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Maanta Soo Bandhigtay Xasan Xanafi Xaaji oo Ku Eedeysan Dilka Wariyeyaal Dhowr Ah (Dhageysi Iyo Sawiro) Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa ay kusoo bandhigtay Xasan Xanafi Xaaji oo mar kasoo shaqeeyay Idaacadda Qur’aanka Kariimka (IQK) kaa oo dowladda ku eedeysay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Gal-mudug Oo Gaaray Degmada Cadaado Iyo Kulan Uu La Yeeshay Mas’uuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybiid ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud, halkaasi oo dhawaan uu ka furmi doono shir balaaran oo maamul loogu sameynayo gobalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Isaga Baxay Deegaanka Gadoon-Dhawe Ee Gedo iyo Al-shabaab oo Sheegay in ay La Wareegeen Deegaankaasi (Dhageyso) Ciidamada Kenya ee ka mid ah kuwa AMISOM ayaa maanta faarujiyay deegaanka Gadoon-Dhawe ee gobalka Gedo, ka dib markii halkaasi go’doon ay geliyeen ciidamada Al-shabaab. Deegaanka Gadoon-Dhawe oo ku yaala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhawrka Guud oo Mas’uuliyiinta Dowlada Ugu Baaqey In Ay Soo Wareejiyaan Hantida Dowladda (Dhageyso) Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka ayaa maanta War-saxaafadeed uu soo saaray lagu sheegay in maanta oo ku beegan maalinta caalamiga ah ee la dagaallanka musuq maasuqa ay dowladda iyo…