Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Hay’adaha Dowladda Aad iyo Aad Ayuu Uga Dhex Jiraa Musuq Maasuqa (Dhageyso Wareysi) Sheeko:Dalka Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka laga xusaa maalinta la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana dhaca munaasabado lagu soo bandhigo wadan walba halka uu gaarsiisan yahay heerka uu marayo musuq… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaano Hoostaga Degmada Baladxaawo (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ka socda dalka Kenya ayaa dagaal kula wareegay deegaano hoostaga degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo. Ciidamadaan is garabsanaya ayaa duulaan ku qaaday deeganadaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Soo Gaba Gabeeyay Socdaal Uu Ku Marayay Deegaano Ka Mid Ah Maamulkaasi (War-saxaafadeed iyo Sawiro) Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo geba gebeeyey Safar shaqo oo uu ka tagay Gobolada Barri iyo Karkaar dibna ugu soo laabtay magaalo madaxda Puntland ee Garoowe .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM ka bogasho wacan Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo 600 Ardey Ka Saaraya Guryihii Bangaariyo oo ay Wax Ku Bartaan Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa soo saarey amar dad barokacayaal ah looga saarayo dhismayaashihii shaqaalaha bangiyada Soomaaliya ee Bangaariyo, kuwaasi oo ku yaala xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud oo Sheegey in Mustaf Dhuxuloow uu Ka Fasax Qaatey Madaxtooyada Xeer Illaaliyaha Guud Mudane Axmed Daahir ayaa Goobjoog u sheegey in wasiirka warfaafinta Mustaf Dhuxuloow uu ka fasax qaatay madaxweynaha, islamarkaasina uu aadey safar shaqo. Waxa uu ka jawaabayay su’aal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jawaari oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa xafiiskiisa si gooni gooni ah ugu qaabilay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Niclos Key. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Itoobiyaan ah oo Ku Nool Boosaaso oo Codsi u Jeediyey Maamulka Puntland Dad u dhashay dalka Itoobiya oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maamulka Puntland ka codsaday in ay dalkoodii ku celiyaan ama ay gurmad lasoo gaaraan. Dadkani oo inta badan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhiga oo Tabobar usoo Xirey Ciidamo Ku Sugan Teyeegloow Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Xasan Xaamud ayaa maanta tabobar ciidamo ugu soo xirey degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool, halkaasi oo uu tababarka oga socdey muddo bilo ah. Wasiirka iyo saraakiil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, Waxaana Idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…