Ururada u Dooda Xuquuqda Aadanaha ee Fadhigoodu Yahay Muqdisho Oo Walaac Ka Muujiyay Arimaha Xuquuqda Aadanaha Ee Dalka (Dhageyso) Sheeko:Dalka Ururada u dooda Xuquuqda aadanaha ee Fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin heerka Xuquuqda Aadan Dalka. Munaasabad loogu dabaal degayay maalinta xuquuqda aadanaha oo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Ku Geeriyootay Degmad Buulo Burde Ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Sedax Caruur ah ayaa cuduro ka dilaacay degmada Buulo Burde ugu geeriyootay, iyadoo ay jiraan dad xanuuno kala duwan qaba oo ku sugan gudaha degmadaasi. Cuduradaan ka dilaacay degmada Buulo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir oo Soo Saarey Qodobo Cusub (Dhageyso) Waxaa maanta kulan yeeshey guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Xuseen Muungaab iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhawr ah oo ay tahay in durba la hawlgaliyo. Qodobada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Curyaamiinta Soomaaliyeed Oo Dibadbax Ka Dhigay Muqdisho (Dhageysi iyo Sawiro) Dibadbax ayaa maanta ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay dhigeyn qaar ka mid ah Curyaamiinta Soomaaliyeed. Waxa ay buuxdhaafiyeen Barxadda Isgoyska Sayidka, iyaga oo xiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkada Soma Oil and Gas oo Sheegtey in Natiijo Fiican ay Kasoo Baxday Baaristii ay Ka Wadeen Soomaaliya Agaasimaha shirkadda Soma Oil and Gas Bob Sheppard taasi oo qandaraas shidaal baaris iyo uruurinta xogta la xiriirta keydka shidaalka Soomaaliya horey ola gashay ayaa sheegey in natiijo wanaagsan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Qaxooti Ku Ahaa Dalka Kenya oo Maanta Loo Soo Qaadayo Degmada Dhoobleey (Dhageyso) Waxaa maanta degmada Dhoobleey ee gobalka Jubada Hoose la filayaa in la keeno dadkii ugu horeeyay oo Soomaali ah, kuwaa oo Qaxooti ku ahaa dalka Kenya. Tiro ahaan dadka maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caafimaad Darro Soo Wajahday Shacabka Ku Dhaqan Degmada Buurdhuubo Ee Gobalka Gedo (Dhageyso) Shacabka ku dhaqan degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaa soo wajahay xaalado caafimaad darri ah, iyadoo maamulka degmadaasi uu qeylo dhaan ka diray. Madaxa Arimaha Bulshada ee degmadaasi Cali Bishaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Xaashi “Madaxweynaha Haka Fiirsado Cidda Uu Ra’iisul Wasaare u Magacaabayo” Dhageyso Siyaasiga Soomaaliyeed Cabdi Xaashi Cabdisalaan ahna gudoomiyaha Xisbiga Wadani ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu ka fiirsado Ra’iisul wasaaraha cusub ee uu soo magacaabi doono. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buurhakaba Oo Bilaabay Raadinta Dadkii Ka Dambeeyay Dilka Gudoomiyahii Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Buurhakaba ee gobalka Bakool ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay bilaabeen howlgal balaaran oo ay ku doonayaan inay kusoo qabtaan dadkii ka dambeeyay dilka gudoomiyahii degmadaasi. Maxamed Cali…