Ra'iisul wasaare Cabdiweli oo aqbalay go'aanka Golaha Baarlamaanka (War-saxaafadeed) Sheeko:Dalka Mogadishu, 06 December 2014— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala laabteen Xukuumadda uu Hoggaamiyo. “Ra’iisul… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Faadumo Abuukar Cabdi iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha Waxaa maanta soo afjarmay khilaafkii u dhaxeeyey madaxweyne Xassan Sheekh iyo Ra’isulwasaare Cabdiwali kadib markii codka kalsoonida uu baarlamaanka kala noqdey Ra’isulwasaaraha iyo xukuumadiisa. Ra’isulwasaaraha oo xilka hayay mudo sanad…
11 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhageyso: Waayihii iyo Wax Qabadkii Ra’isulwasaare Cabdiwali (Akhriso) Muddo sanad ah ayaa laga joogaa maalintii xilka loo magacaabay Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, maalintii xilka loo magacaabayna waxa ay ku beegneyd 12-kii bishii Diseembar, 2013-ka, waxaana kaliya ka dhiman…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Shacabka Soomaaliyeed Iyo Beesha Caalamka Waxaan Leeyahay Walwalka iyo Walbahaarka Meeshaan Haku Haro” (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qaabkii maanta Kalsoonida loogala laabtay Xukuumada uu hogaaminaayay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn u hambalyeeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP oo Cambaareeyey Wariyeyaasha ku Waxyeeloobey Qarixii Baydhabo Gudoomiyaha Ururka Suxufitiinta Puntland (MAP) Faysal Khaliif Barre oo shir jaraa’id ku qabtay magaladda Garowe ayaa cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay magaladda Baydhabo xarunta Gobalka Baay, wuxuna dowladda dhexe iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ra'iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo Kalsoonida Lagala Laabtay (Dhageyso) Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday tirinta codadka mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, waxaana codka loo qaadayay qaab gacan taag ah. Xarunta golaha shacabka waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Codeynta Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh oo bilaabatay Waxaa bilaabatay codeynta mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, iyadoo qaabka codeynta ay tahay mid gacan taag ah. Dhowr Saf ayaa loo kala qaaday, waxaana haatan lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka oo dib loo tiriyay iyo Gudoomiye Jawaari oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee xildhibaanada Waxaa dib loo tiriyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee haatan fadhiya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, maadaama kulanka uu ku furmay 211 mudane. Tirin ka dib gudoomiye Jawaari ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo Maanta Xusey Maalinta Xuquuqul Insaanka Iyada oo ay dalka ka jiraan tacatiyo ka dhan ah suxufiyiinta iyo waliba dadka tabarta daran ayaa waxaa maanta dalka ka biloowdey xuska maalinta xuquuqul insaanka ee adduunka , waxaana …