WAR DEG DEG AH:- Doodii Mooshinka oo soo gaba gabowday iyo xildhibaanada oo u diyaarsan u codeynta mooshinka Sheeko:Dalka Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday doodii mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, iyadoo haatan la wado diyaar garowga xildhibaanada ee ku aadan u codeynta mooshinkaan. Gudoonka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka hadlay halka ay marayso qaban qaabada shirka Cadaado ka furmi doona (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay halka ay marayso qaban qaabada la doonayo in degmada Cadaado uu uga furmo shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Kulanka Baarlamaanka oo furmay iyo ka doodista mooshinka oo bilaabatay Wararka haatan naga soo gaaraya xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hadda uu si toos ah u furmay kulanka Baarlamaanka, kaa oo maanta la filayo in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir nabadeed maanta ka furmi doona degmada Caabudwaaq ee Gal-gaduud (Dhageyso) Waxaa maanta lagu wadaa in degmada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud uu ka furmo shir nabadeed la doonayo in lagu xaliyo dagaal beeleed maalmahaan dambe kusoo laab laabtay gobalkaasi iyo deegaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Dhuusamareeb oo faah faahiyay qorshe la doonayo in lagu dhiso xarunta maxkamada ee degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Gal-gaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qorshooyin dib u dhis ah, kaa oo ka soconaya magaaladaasi. Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda Qorow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamin Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Sh/hoose oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad ka shaqeynayay falal amniga ka dhan ah (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen dad ka shaqeynayay falal amniga liddi ku ah, kuwaa oo uu tilmaamay in dhawaan cadaaladda la hor keenayo. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Wadooyinka Hargeysa oo kusoo badanaya goobaha lagu kariyo cuntooyinka Dalka (Dhageyso) Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa kusoo badanaya goobaha maqaayadaha yar yar ah ee lagu iibiyo cuntooyinka loo yaqaano wadaniga, kuwaa oo laga sameeyo dalaga kala duwan ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland oo Maanta u Codeynaya Xeerka Gudiga Doorashooyinka Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u fadhiya u codeynta xeerka doorashooyinka Puntland oo isagu wax laga badalay, waxaana xeerkani uu kasoo gudbey golaha wasiiradda sanad ka hor. Qodobada wax laga badalyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo maanta xiray wadooyin badan oo Muqdisho ku yaala Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta xiray wadooyin badan oo ku yaala magaalada Muqdisho, maadaama ay kulan leeyihiin xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo wadooyinka taagan, iyadoona maanta…