Xogheyaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Ra’isul Wasaare ku xigeenka Koobaad ee Kuweit iyo Mas’uuliyiin kale oo Maanta Muqdishu Ku Yimid Booqasho Taariikhi ah: Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaarihiisa ayaa maanta Muqdishu kula kulmay wafti ka socday ururka Jaamacadda Carabta. Waftigan Carabta oo ah waftigii ugu heer sareeyay ee soo gaaraya Muqdishu… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Warbixin : Maqaayadaha Lagu iibiyo Cunto-Wadaniga oo Kusoo Badanaya Hargeysa Maqaayadaha lagu iibiyo cunto-wadaniga, ee aanan ahayn bariiska iyo baastada ayaa kusoo badanaya magaalada Hargeysa, waxaana jira dad aad u badan oo aad u xiiseynaya cuntooyinkaasi sida uu kusoo waramayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo Dhagax Dhigey Dhismaha Garoonka Boosaaso (Dhageyso) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta oo Khamiis ah dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha magaladda Bosaso. Kulan lagu dhagax dhigayay garoonkaasi oo lagu qabtay isla garoonka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo Ansixiyey Xeer Hoosaadkooda Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heleyso Goobjoog ayaa waxa ay sheegayaan in gudiga farsamada ee maamul u sameynta gobolada dhexe ay ansixiyeen xeer hoosaadkii ay ku shaqeyn lahaayeen, xili…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii Nofeembar, 2014 Dalka Soomaaliya oo ay dagaalo ka dhacayeen dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafey ayaa waxaa caadi iska noqdey dilka dadka, gar iyo gardaraba, waxaana intaasi sii dheer in ay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Curyaanimadu Ma Ahan Lixaadka ee Waa Laabta Aragga waa mid ka mid ah hadiyadaha ugu waaweyn ee qofka nolosha ku helo, inkasta oo xubnaha jirka ay mid kastaba leedahay muhiimad weyn, hadane aragga waa nimcooyinka illaahay bixiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Xamar Weyne oo Faahfaahin Ka Bixiyey Weerarkii Xildhibaanka Lagu Qaaday Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo ah guddoomiyaha degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir ayaa Goobjoog oga warbixiyey sidii ay wax u dhaceen maanta markii ay degmadaasi kooxo hubeysan ku weerareen xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka ka baxay Radio Goobjoog saakay, ka bogasho wacan Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Degdeg Ah : Kalfadhiga Baarlamaanka Federaalka oo Furmay Iyo Mooshinkii oo La Gudagalay Waxaa hadda furmey kulankii baarlamaanka , waxaana xildhibaanada loo qeybiyey waraaqaha xildhibaanada saxiixey mooshinka, iyada oo la guda galay ka doodista Mooshinka codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed.…