Warbixin : Soo Nooleynta Dhaqanka iyo Dhibta Maanta Heysata (Dhageyso) Sheeko:Wararka Caalamka Inkasta oo wax kasta oo heybad iyo dowladnimo ah ay Soomaaliya ka burbureen, ayaa laakiin waxyaabaha wali lagu naaloon karo ee nool waxaa ka mid ah hidaha iyo dhaqanka Soomaalida… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Isbitaal Laga Hirgeliyo Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan Oo La Dhagax dhigay (Dhageyso) Dhismaha Isbitaal cusub oo laga dhisayo degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa la dhagax dhigay, kaas oo bulshada ku dhaqan degmadaasi loogu tala galay in uu ka haqabtiro baahida dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wadaad Muslim Ah Oo Laga Helay Magaalada Embu Ee Dalka Kenya Wadaad lagu magacaabayay Maxamed Cali Kheyr ayaa meydkiisa laga helay Magaalada Embu oo qiyaastii 120 Kiilo Mitir dhanka Waqooyi bari kaga beegan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadaadkaan Meydkiisa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amaanka Degmada Cadaado Oo Loo Adkeeyay (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in aad loo adkeeyay amaanka guud ee magaalada Cadaado halkaasi oo la filayo in dhawaan lagu qabto shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeen Maxamed Yuusuf “Waxaa Muhiim Ah In Aad Taqaano Gurigaaga Iyo Hantidaada Cidda Aad Ka Kireynayso” (Dhageyso) Wasaaradda Amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u hogaansamaan qorshaha loo sameeyay ee ah inay ku dhaqmaan marka Guri ama hanti kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Digniin u Diray Dadka Dhistay Hareeraha Wadooyinka Ee Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa digniin kama dambeys ah u diray dad uu sheegay in si sharci darro ah ay u dhisteen hareeraha wadooyinka degmadaasi. Axmed Cabdulle Afrax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid “Ahmiyadda Ugu Horeysa Ee Xukuumada Aan Dhisayo Waa Tayeenta Ciidanka” (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in xukuumada uu dhisayo ay xooga saari doonto tayeenta ciidamada dowladda, gaar ahaan in ahmiyad gaar ah la siiyo ciidamada xooga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Magaalada Qahira Kula Kulmaya Dhigiisa Dalka Masar (Sawiro) War-saxaafadeed:- Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaaladda Qaahira ka dib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkan Masar. Wafdiga madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan ka dhageyso barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News