Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha oo si isku mid ah u Cambaareeyay Xasuuqii Mandhera Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab sheegatay ee lagu qaaday dad ka shaqeynayay god kaawada laga qodo ee deegaanka Mandhera. War-saxaafadeed ka soo baxy xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Fasiraado Kala Duwan Ka Bixiyey Kulankii Maanta ee Baarlamaanka (Dhageyso) Markii uu soo dhamaaday kulankii baarlamaanka ee maanta qabsoomey ayaa waxaa noo suurogashay in aan waraysano xildhibaano ka mid ah kuwii ka qeybgalay shirka, kuwaasi oo ku kala aragti duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM oo La Wareegey Magaalada Ceeldheer Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa nabad illaalinta AMISOM ayaa la wareegey gacan ku heynta magaalada xeebta ku taala ee Ceel Dheer, halkaasi oo ay horey oga talin jireen Alshabaab. Wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafuud Kusii Qulquleysa Magaalada Baydhabo Si ay Oga Qeybgalaan Caleemo-Saarka Shariif Xassan Waxaa magaalada Baydhabo kusii qulqulaya wafuud ka kala tagay meelo kala duwan oo dalka ka mid ah, waxaana hadda saacado gudahood ku wajahan oo la sugayaa wafti wasiiro ah oo…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Gabadh Soomaaliyeed oo Sheegtey in ay Cudurka Aids-ka Ka Qaaday Kufsi Loo Geystey Iyada oo Tahriibeysa (Dhageyso) Iyada oo shalay loo dabaaldagay maalinta cudurka Aids-ka ayaa waxaa soo baxaya dad Soomaali ah oo siyaabo kala duwan uu ugu dhacay cudurkani dilaaga ah ee aanan dawasiisa la heynin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Kenya oo Dalbaday in Ciidamada Kenya Laga Soo Saaro Soomaaliya Kolonzo Musyoka oo ahaa dadkii saxiixay in ciidamada Kenya ay soo galaan Soomaaliya sanadkii 2011-kii xiligaasi oo uu ahaa madaxweyne ku xigeenka dalkaasi ayaa hadda dalbanaya in ciidamada Kenya laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaan barnaamij wareedka subaxnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Kulankii Baarlamaanka oo Soo Xirmey Waxaa hadda lasoo xirey kulankii baarlamaanka kadib markii la qeybiyey mooshinkii codka kalsoonida loogu dalbayay Ra’isulwasaare Cabdiwali iyo Xukuumadiisa. Kulanka ayaa bari halkiisa kasii soconaya, iyada oo uu hor imanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Kulankii Baarlamaanka oo Furmey, 207 Xildhibaan oo Soo Xaadirtey Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa si rasmi ah u furey kulanka baarlamaanka, waxaana soo xaadirtey 207 xildhibaan, sidaasina kooramkii ku buuxsamay. Ajandaha Shirka waxaa ku yaala in la dhaarinayo xildhibaan Cabdiqaadir Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Mooshinka oo laga qeybiyey Baarlamaanka, Guddoomiyaha oo Yimid Wararka hadda naga soo gaaraya baarlamaanka Soomaaliya waxa ay sheegayaan in mooshinkii iyo ajandihii la qeybiyey, islamarkaasina uu soo fariistey guddoomiyaha baarlamaanka. Ma jiro wax buuq iyo qeylo ah sidii…