Wakaaladda Wadooyinka Puntland oo soo bandhigay buug ka hadlaya dhismaha wadooyinka iyo buundooyinka (Dhageyso) Sheeko:Dalka Hay’adda waddooyinka Puntland ayaa maanta kulan ka dhacay magaladda Garowe kusoo bandhigtay buug ka hadlaya dhismaha wadooyinka iyo buundooyinka iyo qaabeyntooda oo mudo lix bilood ah laga shaqaynayay. Kulankan waxaa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Xarumo Muqdisho Ku Lahaayeen Ku Wareejiyay Hey’adaha Ammaanka iyo AMISOM oo Goobahaas ku haray Xaruumihii ay ku sugnaayeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ka tirsan degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ayaa lagu wareejiyay Ciidamada Nabas sugida iyo sirdoonka iyo ciidamada Booliska Soomaaliyeed kuwaa oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Deeq Waxbarasho Ka Heley Suudaan oo Maanta Dalka Ka Ambobaxay Waxaa maanta dalka ka dhoofey illaa 150 arday oo deeq waxbarasho ka heley dalka Suudaan, waxayna kala kala dhoofeen garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ee Muqdisho iyo Garoonka Dayuuradaha Garoowe. 105…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun Waaxeed Cusub Degmada Shibis oo Maanta Xariga Laga Jaray (Sawirro) Maamulka gobolka Banaadir waxa uu maanta xariga ka jaray waax cusub oo ka tirsan degmada Shibis, halkaasi oo hawlaha maamulka degmada lagu fulinayo. Furitaankii waaxdani oo lagu magacaabo Calasoow Dheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka subaxnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda iyo Midoowga Yurub oo Maanta Xariga Ka Jaray Iskuul Dib loo Dhisey (Sawirro + Dhageyso) Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Ciise Maxamed Axmed Guraase iyo wakiilka Midoowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa maanta xariga ka jaray iskuulkii 11-ka Janaayo ee degmada Cabdicasiis. Dugsigani xariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Muqdisho oo Dibad Bax Ka hor Dhigey Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Dhageyso) Dad badan oo ka mid ah naafada Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Soomaaliya ayaa maanta banaanbax ka hor dhigey wasaaradda arrimaha gudaha oo ku taala xaruntii Otto Otto, waxayna ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Maamulka Afgooye oo Xalay Halkaas lagu dilay (Dhageyso) Labo Askari oo ka tirsan maamulka dowladda hoose ee Afgooye ayaa xalay siyaabo kala duwan loogu diley xaafado ka mid ah degmadaasi, waxayna tirada dilalka maalmihii lasoo dhaafay iyo kuwii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Dooranayo Madaxweyne oo ka Socda Magaalada Qurac Joome (Dhageyso) Magaalada Qurac Joome ee gobolka Bakool ee Xuduuda ku taala ayaa waxaa ka soconaya shir lagu dooranayo madaxweyne uu yeelanayo maamulka Westland ee gobolka Hiiraan iyo deegaano ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Suna oo Kasoo Horjeedsatay Qorshaha Isku Dhafka Ciidamada ee Madaxweynaha uu Shaaciyey Afayeenka Dhaqdhaqaaqa Ahlu Suna Waljamaaca ee Koonfurta Soomaaliya Sheekh Isaaq Al-Qaadi ayaa sheegey in marnaba ciidamadooda aanan lagu dhafi doonin ciidamada dowladda sida uu yahay qorshe uu dhawaan shaaciyey madaxweyne…