Madaxweynaha: Nicholas Key waxaa uu dadaal badan u galay fududeynta hawlaha Qaramada Midoobey ka fulineyso Soomaaliya. Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaanay doorkii wanaagsanaan ee uu dalka ka geystey Mr Nicholas Kay, Wakiilkii waqtigiisa dhammaaday ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabeellada Dhexe oo Amar Ku Bixiyay Inaan La Kireyn Karin Hotellada, Guryaha iyo Gadiidka Xafiiska guddoomiyaha arrimaha bulshada ee Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa maanta amar ku bixiyay La Kireyn Karin Hotellada, Guryaha iyo Gadiidka iyagoo aan lala socodsiin maamulka Wariyaha Goobjoog ee Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha hey’ad samafal oo Gacanta ku heysa Cisbitaalka Guud ee dhuusamareeb oo La Afduubtay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay ka tirsan Yihiin Xarakada Al-Shabaab oo shalay gaari Nooca dhaawacyada qaada ah iyo dadkii saarnaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Jadeecada oo Ka Dilaacay Baardheere iyo Tuulooyin Kale Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Baardheere iyo Tuullooyinka hoos yimaada ayaa sameeyay carruur iyo dad kaloo da’ ah oo ku nool degmadaasi. Dhaqaatiirta iyo howlwadeenada Caafimaadka ee ka howlgala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalado Sicir Barar iyo Dhibaatooyin Laga Sheegayo Puntland Xildhibaanno ka tirsan wakiillada Puntland ayaa ka deyriyay xaaladdo deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobalka Bari Xildhibaanka ayaa sheegay in bishii hal mar ay dooni raashin wada timaaday deegaannada…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaraarka Baarlamaanka ee Hiigisiga 2016ka oo Ku Taliyay in Xildhibaanada 2016-ka aaney qeyb ka noqon Dadka Isu Sharaxaya Jago Qaran Waxaa Maanta Xildhibaanada loo qeybiyay qaraar la sheegay in uu ka dhashay doodihii dheeraa ee baarlamaanka ka yeeshay arimaha hiigisiga 2016-ka. Baarlamaanka waxaa uu qaraarkiisa ku sheegay in talo kasta…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Is Casilay Faarax Sheekh Cismaan Cabdi oo ka mid ahaa xilibaanadii Baarlamaanka Koofur Galbeed ee la dhaariyay 28 bisha aan ku guda Jirno ayaa waxa uu si cad u shaaciyay in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Soo Dhaweeyay Meel Marinta Sharciga Saxaafadda (Maqal) Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay meel marintii baarlamaanka Federaalka ee sharciga Saxaafadda oo dhawaan la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in guul ay ka gaareen dagaal khasaare sababay oo ay la galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab. Duqa degmadaasi Cabdicasiis Duurow oo la hadlay…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbadan ka Ogow isbahaysiga Milatari ee Sucuudigu Hogaaminayo Xulafada”NATO Sunni”ee uu hogaaminayo Sucuudiga ee ladagaalanka Argagixisada, Maxaa Xiligan kusoo beegay?Argagixisada Isra’il Jadwalka ma ugu Jiraa?mise waa dagaal saf Ballaaran oo ku Waajahan Iran?dowladaha Carbeed ee ka maqan…