2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Ka Warbixiyay iibinta Xaruntii Hore ee Baarlamaanka iyo Xildhibaano La Ganaaxay Kulanka 21aad, Kalfadhiga 7-aad waxaa maanta shir guddoominayey Guddoomiye Jawaari waxaa soo xaadiray ilaa 141 Xildhibaan, Ajendayaasha waxaa ka mid ahaa: Dhaarin Xildhibaan, Warbixin Guddiga Maaliyadda eek u saabsan Milkiyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Baladweyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kenya oo Al-shabaab ku Eedeysay Weerar Lagu Dilay Rayid oo Ka Dhacay Inta u Dhaxeysa Nairobi iyo Mandheera 2 Rakaab ayaa dhimatay 3 kalana waa ku dhaawacantay kadib markii dalbey ay Wadada u galeen Bas iyo gaari xaamuul ah oo maraeyey inta u dhaxesya Kotulow iyo Ceelwaaq oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah, kaasi oo ka dhacay deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan magaalada Baladweyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in maanta uu tago magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Ulajeedka safarka madaxweynaha lama shaacin, hase ahaatee magaalada Baladweyne waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Sheegay In Tallaab Adag Ka Qaadayaan Cid Walba Oo Ku Howlan Beerashada Maandooriyaha Xashiiska Maamulka degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay billaabeen howlgal ballaaran oo ay ku doonayaan inay ku ciribtiraan maandooriyaha xashiiska, islamarkaana tallaab adag ay ka qaadi doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Sheegay In Shirkii Madasha Wadatashi Ee Ka Dhacay Muqdisho Ay Ka Maqnaayeen Gobalada Waqooyi Xildhibaan Xiis Muuse Cawl oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobollada Waqooyi ee dalka ayaa sheegay in shirkii madasha wadatashiga qarank ee dhawaan kusoo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhdii iyo Xusuustii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan December 21, 1920-kii waa maalintii uu geeriyooday geesigii Soomaaliya Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, hadaba 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Googjoog News waxaa ay la xiriirtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasimadda Maamulka Loo Sameynayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay caasimadda maamulka loo sameynayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan, sidoo kalena sheegay halka maamulkaasi caasimadda u noqoneyso. Wareegtada ayaa lagu…