Sooyaalka Qaraxyada iyo Weerarada Ka Dhacay Dalka Kenya Sheeko:Dalka Maanta oo kale 2013kii Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay weerar lagu qaaday Westage Mall oo ah suuq ganacsi oo ku yaallo bartamaha Nairobi,waxaa halkaas ku dhintay in ka badan 67 qof halka… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Sheegay In Marnaba Aysan Ka Qeybgalin Shirka Wadatashiga Ee Muqdisho Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan ka qeybgalin shirka wada tashiga ee magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka. Afhayeenka maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib “Milatariga Soomaaliya Ma Haysto Daryeel” Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ah qabiir dhanka ciidamada, islamarkaana xilal kala duwan oo dhanka ciidanka ah soo qabtay, ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, in iyada sabab u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Baabi’iyay Dalag Beereed Oo Ka Kacay Deegaanka Isku Shuban Ee Gobalka Bari Dab xooggan ayaa ka kacay dhul beereed aad ballaaran, kaasi oo ku yaalla deegaanka Isku shuban ee gobalka Bari, halkaasi oo khasaare hantiyeed uu ka dhashay. Dabkaan oo illaa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Iyo Waxgarad Ku Howlan Xallinta Xiisad Siyaasadeed Ka Jirta Degmada Garbahaarey Ee Gedo Degmada Garbahaare ee xarunta gobalka Gedo waxaa ka soconaya kulamo ballaaran oo lagu doonayo in lagu xalliyo xiisad siyaasadeed dhinaca maamulka ah oo halkaasi ka jirta, waxaana xalkaan wada xildhibaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Haween Ah Oo Laga Masaafurinayo Magaalada Kismaayo Saraakiisha Nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ka musaafurinayaan 60 Haween ah oo ay sheegeen in ay yihiin xaasaska rag ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Qarax Bam ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka ayaa waxay sheegayaan in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Sababta Puntland Ay Uga Baxday Shirka Ka Socda Magaalada Muqdisho Professor Cabdikariin Daa’uud Nuur oo wax badan ka falanqeeya arrimaha siyaasadda dalka ayaa ka hadlay sababta rasmiga ah ee Puntland ku kalliftay in shirkaasi ay isaga baxdo. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Galaya Maalintii Sedexaad Shirka wada tashiga ee u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada ayaa galaya maalintii Sedexaad, xilli shirkaasi isaga baxeen xubnihii matalayay maamulka Puntland. Waxyaabaha shirkaan looga hadlayo ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kenyaan ah oo Lagu Dhaawacay Qarax Miino Warar hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in 3 Askari oo Kenyaan ah lagu dhaawacay qarax Miino oo lagula eegtay deegaanka Tarake ee gobolka Gedo Wariyaha Goobjoog News ee gobolka…