WAR DEG DEG AH:- Dad Muhaajiriin Ah Oo Ku Geeriyooday Badda Turkiga Sheeko:Dalka Ugu yaraan 13 muhaajiriin ah ayaa ku dhimatay Badda turkiga kadib markii doon ay ku tahriibayeen ku dhacday Markab. Dhacdadaan ayaa ka dhacday xeebta dalka Turkiga gaar ahaan meel u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Shirka Wada Tashiga Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka aragti dhiibtay shirka ka socda magaalada, kaasi oo looga hadlayo aayaha Soomaaliya iyo hanaanka doorashada dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Ah: Shirka Muqdisho Ka Socda Annaga Shaqo Kuma Lihin Ururada Bulshada rayidka ah ayaa sheegay in marnaba aysan taageeri doonin qodobada kasoo baxa shirka ka socda magaalada Muqdisho ee looga hadlayo aayaha dalka iyo hiigsiga 2016-ka. Gudoomiyaha Jilayaasha aan…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdirashid Maxamed “Madaxda Qaranka Ma Rabaan Midnimo Soomaaliyeed” Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Cabdulahi ayaa dhaleeceeyay shirka Wada tashiga ee ka socda magaalada Muqdishu isagoo sheegay in aanay shirka u dhameyn dhamaan maamullada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DED DEG AH:- Maamulka Puntland oo Isaga Baxay Shirka Wada Tashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho Maamulka Puntland ayaa isaga baxay shirka Wada tashiga Muqdisho Xilli Shirku galay Maalintii Labaad. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in shirkaasi aanay ka qeyb galeen maamulka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabdhaha Da’da Yar Ee Barakacayaasha Oo Haya Shaqo Badan Misana Faa’ido Yar Gabdho yar yar oo da’doodu u dhaxaysa 15 ilaa 8-sano jir ayaa Macmacaanka Sisinta, Looska iyo Xanjada ku wareejiya hareeraha wadooyinka Magaalada Muqdisho, Waxaana qarashaadka ay ka helaan waxyaabahaasi ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dib Looga Soo Celiyay Xeryaha Dhadhaab Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa sheegtay in hay’adu ay kasoo qaaday xerada qaxootiga ee Dhabaab ee ku taala woqooyi bari Kenya qaxooti Soomaaliyeed oo tiradoodu tahay 4,108 qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatariga Kenya Oo Sheegay Inay Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Militeriga dalka Kenya ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Xinhua in ciidamadooda ka mid ah hawlgalka Amisom ee nabad illaalinta u jooga Soomaaliya ay ka dileen xarakada Al-shabaab 8 dagaalyahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Dadkii Kasoo Laabtay Yemen Oo Ka Deyriyay Noloshooda Qaar ka mid ah dadkii dhawaan dib uga soo laabtay dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan ayaa sheegay in ay ku dhibban yihiin magaalada Muqdisho, iyaga oo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Nadaafadeed Oo Ka Billawday Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobalka Baay Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa si rasmi ah waxaa uga billawday Olole Nadaafadeed, kaasi oo loogu tala galay in lagu hagaajiyo bilicda magaaladaasi. Munaasabad lagu daah furayay Ololahaan…