Gudoomiye Jawaari Oo Sheegay In Si Degdeg Ah Loo Guda Gelayo Wada Hadalka Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweynaha Sheeko:War Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo guda geli doono wada hadalka mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Maalgashiga Soomaaliya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Dubai Shir ballaaran oo looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay Dubai, ee Isku tagga Imaaraadka carabta, kaasi oo ay ka qeybgaleen wasiiro ka kala tirsan Soomaaliya iyo Isku Tagga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo Magdhaw Ka Biixiyay Dadkii Ku Dhintay Wiishka Dalka Sacuudiga ayaa Magdhaw ka bixinaya dadkii ku dhintay Wiishka Xaramka halka guddiga loo saaray in ay baaraan dhacdadaas ay meesha ka saartay in uu jiro dil ula kac ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Iyo UNHCR Oo Kala Saxiiday Heshiis Lagu Caawinayo Qaxootiga Soomaaliyeed Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrizio Marcelli, iyo ku simaha wakiilka gaarka ah ee Somalia Ms. Bushra Halepota, ayaa wada saxiixday heshiis lacageed oo lagu caawinayo qaxootiga Soomaaliyeed. Munaasabadan ayaa dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Thailand Oo Xirtay Dad Magangalyo Doon Ah, Soomaalina Ay Ku Jiraan War qoraal ah oo kasoo baxay hay’ada xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in xukuumadda Thailand ay si qalad ah u xirtay 64 qof oo magangelyo doon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Degmada Balcad Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Laba caruur ah ay degmadaasi ugu geeriyootay cudurka Shububan Biyoodka. Degmada Balcad iyo deegaano kale oo ku dhaw…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Afaraale Oo Ka Digay In La Kala Gooyo Gobalka Bakool Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay Odayaal iyo xildhibaanno dhawaan sheegay in Seddax Degmo oo ka mid ah Bakool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Xasan Sheekh Muran Buu Geliyay Dalka Mudadii Uu Shaqeynayay” Gudoomiyaha xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in mudadii uu shaqeynayay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu muran badan geliyay dalka. Waxa uu tilmaamay in khilaafyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay In Shir Looga Tashanayo Aayaha Soomaaliya Lagu Qabanayo Kismaayo Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee maamulka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan magaalada Kismaayo lagu qaban doono shir looga tashanayo aayaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Soomaaliyeed Oo Kulan Ku Yeeshay Finland Ayaa Baaq u Diray Dowladda Itoobiya Waxgarad Soomaaliyeed ayaa shir ballaaran waxa ay ku yeesheen wadanka Finland, kaasi oo ay uga hadleen dhibaatooyin ay sheegeen in ciidamada Itoobiya ay ka geysanayaa qaar ka mid ah gobalada…