Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay In Wada Hadal Ay Ka Dhex Billawdo Ahlu-sunna Iyo Galmudug Sheeko:Dalka Aqoonyahan Cabdiraxmaan Daqare oo ku taqsusay maamulka iyo maareynta Hay’adaha aan dowliga ahayn, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay tagaan degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, si wada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Wada Hadal La Furaya Garabka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Maamulka Galmudug ayaa sheegay in wada hadal ay la furayaan garabka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb, ka dib markii ay kasoo horjeesteen heshiiskii dhawaan ka dhacay magaalada Cadaado. Wasiirka Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga oo Waraaqihiisa Ka Guddoomey Safiirka Cusub ee Soomaaliya Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Mudane Maxamed Cabdullaahi Sanbaloolshe ayaa waraaqadiusa aqoonsiga ka gudoomey madaxweynaha Turkiga Mudane Rajep Tayip Erdogan. Danjire Maxamed Cabdullaahi ayaa badalaya safiirkii horey halkaasi u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaluumeysiga Sharci Darrada oo Dib U soo Celinaya Burcad Badeedda. Kallumeysiga sharci darrada ah ee domaha shisheeye ku hayaan dalka Soomaaliya waxaa khatar ku hayaan dhaqaalaha dalka Soomaaliya, waxaa kaloo ay soo celin karaan dhibaatadii Burcad Badeedka dalkan ku yaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Shacab Ah Oo Lagu Arkay Degmada Jowhar Meydka wiil dhalinyaro ah, aadna looga garanayay degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa laga helay duleedka degmadaasi. Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe iyo Taliska Booliiska degmada Jowhar ayaa Meydka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Jubbaland Waxaan Kala Hadalnay Awood Qeybsiga Labada Maamul” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, ayaa sheegay in dhigiisa Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Lagu Xiray Gaari Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay in lagu xiray gaari uu watay Nin Injineer ah ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Buundada Ansalooti ee kala qeybisa degmooyinka Xamar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Miino Oo Goor Dhaw Ka Dhacay Magaalada Baardheere Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo, ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax Miino, kaasi oo khasaare sababay. Miinadaan ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Milatari Kana Dhan Ah Isbaarooyinka Oo Ka Billaabanaya Shabellaha Hoose Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose ayaa qiray in ay jiraan Isbaarooyin yaalla deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, laguna dhibaateeyo dadka shacabka ah. Waxa uu tilmaamay in Isbaarooyinkaasi lacago xad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Biyaha Deegaanka Ceel Baraag Ciise Ee Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Baraag Ciise ee koonfurta Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jiraan xaalado adag oo dhanka Nolosha ah. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Mudug Cali…