Madaxweynaha Mexico ayaa dhaleeceeyay Dalxiisayaal Dalkiisa ah oo Lagu Laayey Masar Sheeko:Dalka Enrique Peña Nieto, Madaxweynaha dalka Mexico ayaa dhaleeceeyay dil loo geystay Dalxiisayaal dalkiisa kasoo jeeda oo lagu dilay dalka Masar. Diyaaradaha Dagaalka Masar ayaa xadka Masar iyo Falastiin duqeyn ugu geystay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo Soomaali Ka Saaraya Liiska Dadka Ka Caaggan Duulimaadka Wasaaradda amniga gudaha Maraykanka ayaa biloowdey qorshe cusub oo ay ku tirtireyso magacyada dad tiro badan oo ku jira liiska dadka ka caaggan duumilaadyada sababo la xiriiro tuhuno laga qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska oo Lubnaan Ku Sugan Si Dhibaatada Qaxootiga Suuriya Wax Looga Qabto Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa soo gaaray dalka Libnaan si uu kulan ula qaato dhigiisa dalkaasi Tamaam Salaam. Labada Mas’uul ayaa ka wada hadli doona dhibaatada dadka Qaxootiga ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Wararka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Aabi “Waxa Jubbaland Hadda Laga Tabanayo Ma Badna” Xildhibaan Axmed Aabi Aadan oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee ka qeybgalay caleema saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxmed Islaam ayaa sheegay in hadda ay aad u yartahay waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Hor Leh Oo Lasoo Dhigay Inta u Dhaxeysa Muqdisho Iyo Baydhabo Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka ee ka shaqeeya inta u dhaxeysa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa sheegay in wadada isku xiriirisa magaalooyinkaasi ay kusoo kordheen Isbaarooyin badan. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Kulan La Qaatay Waxgaradka Deegaanka Ceelcali Ee Hiiraan Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa socdaal waxa ay ku tageen deegaanka Ceelcali ee gobalka Hiiraan, halkaasi oo kulan ay kula qaateen qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Wada Howlgal Lagu Raadinayo Dadka Wax Tahriibaya Taliska ciidamada badda maamulka Puntland ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxaha dadka tahriibiyaha oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoojiyay qorshaha ay dadka ku tahriibinayaan. Taliyaha ciidamadaasi Admiral Cabdirisaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Kenya oo Hawlgal Ciidan Ku Qaaday Keyn Lagu Tuhmayo Alshabaab Dowladda Kenya ayaa biloowdey hawlgal ay ku sifeyneyso keyd lagu magacaabo Boni oo ku taala dalkaasi halkaasi oo la sheegey in ay ku dhuumaaleeysanayaan dagaalyahano ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Dib Loogu Dhigey Shirkii Wadatashiga Kismaayo ? Warar dheeraad ah oo ay Goobjoog ka heshey shir maanta ka furmey magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la’isku afgaran waayay hore u wadista shirka, lana go’aamiyey in dib loo dhigo…