Ururada Bulshada Rayidka oo Kaalin Laga Siinayo Hawlaha Doorashooyinka Sheeko:Dalka Kadib kulamo dhexmaray guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa waxaa la’isku afgartay wadashaqayn dhexmarta labada dhinac, iyada oo ururada kaalin laga siinayo hawsha qabanqaabada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Dhawaaqay Xilliga Ay Billaabanayaan Wadatashiyada Hanaanka Doorashada 2016 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in bishan 20-keeda ay magaalada Muqdisho ka bilaaban doonaan kulamada…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Adobe Flash Player oo Suuqa Ka Baxay Waxaa laga yaabaa in Sanado badan dadka caado ka dhigteen in ay markii ay wax daawanayaan la soo dagaan Adobe Flash Player, Lakin maanta laga bilaabo adeegaas waa laga talo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedya Oo Ka Furmay Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhaw ka furmay sirka wada tashiga dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada, kaasi oo looga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo : Madaxda Soomaalida oo Ka Hadlay Aayaha Dalka Xafladdii caleemo-saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa ka qeybgalay inta badan madaxda Soomaaliya, waxaana si weyn looga hadlay midnimada Soomaaliya iyo sidii xasilooni loogu soo dabaali lahaa dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Degmada Cadaado Ee Galgaduud Qaar ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa ka jira biyo la’aan saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ku nool deeganadaasi. Cabdi Xoosh Cismaan, waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Caqabadaha Ay Kala Kulmaan Dhulalka La’isku Haysto Maamulka Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay caqabado inta badan lagala kulmo lahaanshiyaha dhulalka oo inta badan dadku isku qabsadaan iyo sida arrimahaasi lagu xaliyo. Duqa Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Caydiid oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Dib u Heshiisiin Ka Dhex Billaabay Beelaha Deggan Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in dib u heshiisiin ay ka dhex billaabeen beelaha wada degan gobalada Mudug iyo Galgaduud, kuwaasi oo qaarkood wax kala tabanayaan. Wasiirka dib u heshiisiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Ku Sugan Duleedka Kismaayo Oo Dhaliilay Madaxda Dowladda Saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan duleedka magaalada Kismaayo ayaa dhaliil u jeediyay madaxda dowladda, taasi oo ku aadan in ay garab siinayaan maamulka Jubbaland oo aan dhaqan gelin sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Maanta Shir Uga Furmayo Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta ka furmaya Wejiga Seddaxaad ee shirka wada tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka ka jira. Shirkaan ayaa looga hadli…