Madaxweynaha oo Sheegey in AMISOM ay Ka Baxayso Istadiyuum Muqdisho iyo Jaamacadda Gaheyr Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey xaflad sedex sano guuradii kasoo wareegtey markii xilka loo doortey ayaa sheegey in ciidamada AMISOM uu kula heshiiyey in ay ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dhimishada iyo dhawaaca Shilkii Ka Dhacay Masaajidka Xaramka oo Sii Kordhey Waxaa ilaa hada la xaqiijiyay in ay dhinteen 87 qof, in ka badan 180 na ay dhaawacmeen ka dib markii wiishka dhismo ka waday qaybta bari ee Masjidul-xaraamka uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Gaalkacyo Qado Sharaf Ugu Sameeyey Odayaasha Dhaqanka Qaarkood “SAWIRRO” Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga gobolka Mudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kulan qado ah kula qaatay qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyey 10 Xildhibaan oo Lagu Kordhinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo goordhow oo galabta casar gaabadkii ah xiliga Soomaaliya kulan deg deg ah ku yeeshay meel aan sidaasi uga fogeyn goobta beri lagu qaban doono munaasibada caleemasaarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Shaqaalaha Ajaaniibta oo Dib U Eegis Lagu Samaynayo Kadib markii dhaliilo laga keeney sharciga shaqaalaha ajaaniibta ah ee baarlamaanka uu ansixiyey dhawaan, ayaa waxaa biloowdey dadaalo dib u eegis loogu samaynayo sharcigani oo la sheegey in uu leeyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Kismaayo u Tagay Ka Qeybgalka Caleema Saarka Axmed Madoobe (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta gaaray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa madaxweynaha Puntland iyo xubnaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Afar iyo Tobon Sano Ka Dib Weerarkii Diyaaradaha ee Lagu Qaaday Maraykanka Muddo 14 sano ah ayaa laga joogaa markii weeraro diyaarado loo adeegsaday lagu qaaday dalka Maraykanka, kuwaasi oo lagu diley wax ku dhow 3 kun oo qof. Labo diyaadood sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Dowladda Iran Ku Eedeysay In ay Taageerayaan Ahlu-sunnada Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda Iran iyo taageero dhan walba leh ay siinayaan kooxda SUFA (Ahlu-sunna) ee gobalka Galgaduud, kuwaasi oo dhawaan dagaal la galay ciidamada Galmudug. Wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Barakac Ka Billaabay Deegaanka Mareergur Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Mareergur ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in shacabka halkaasi ku dhaqan ay billaabeen barakac baahsan, ka dib markii ay ka baqeen in lagu dul dagaallamo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Gadooday Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa gadood ka sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, ka dib markii ay saluugeen lacag mushaar ahaan loo siiyay. Ciidamadaan ayaa tiro ahaan waxa…