Queen Elizabeth-dda 2-aad oo Noqotay Boqoraddii ugu Waqtiga Dheereed Boqortooyada Ingiriiska Sheeko:Wararka Caalamka Queen Elizabeth-dda 2-aad ayaa jabisay record hore, kadib markii ay kursiga boqortooyada ku fadhiday 63-sanno iyo 7-bilood. Boqoradda ayaa ka hor martay Ayeydeedii Sadexaad oo la oranjiray “Victoria” oo ahayd… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Milkiilaha Facebook oo Noqday Ninka ugu Taajirsan Dhalinyarada Caalamka Haddii aad aamisaneyd in Taajirnimada ay ku koobneyd dadka Khibradda iyo aqoonta leh, waad qaldan tahay, Dhalinyarada waxaa ay noqon karaan dad lacag leh oo si fiican u shaqeyn kara,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Ku Eedeysay In ay Hubeysay Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in hub iyo gaadiid dagaal ay soo siiyeen maamulka Galmudug, iyaga oo sheegay in looga qeybqaatay dagaalkii shalay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Madaxweynaha Oo Aqbalay Go’aankii Jawaari Ee Wada Hadalka Qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxa ay ku sheegeen inay aqbaleen go’aankii gudoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post xaaladda degmada Caabudwaaq oo degan iyo ciidamo Galmudug oo ku sugan
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? (Dhageyso) Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…
8 daqiiqo Sheeko:War Maxaa ka Qabsoomey Lixdii Tiir Ee Xasan Sheekh Sedex Sano Kadib? Maalintii Doorashada. Doorashadii madaxtinimo 10kii September 2012ka ka dhacday Dugsiga tababarka ciidanka Booliska ee Gen. kaahiye, waxay mar aheyd tallaabo dhanka fiican loo qaaday, waxay soo afjartay madaxweyneyaal, iyo goleyaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Dhaliilay Duqa Magaaladaasi Golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhaliil u jeediyay duqa magaaladaasi Bile Diini Cali, ka dib markii ay sheegeen in arrimo badan uu ku dhaqaaqay. Cali Xuseen Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Degmada Caabudwaaq Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka saaka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in xaaladda ay tahay mid aad u deggan, ka dib markii shalay degmadaasi ay ku dagaallameen ciidamo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Kaliil “Kama Cabsanayo Inay i Xiraan Ciidamada Itoobiya Ee Garbahaarey” Gudoomiyahii hore ee gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan degmada Garbahaarey ayaa sheegay in aanu wax cabsi ah ka qabin inay xabsiga dhigaan ciidamada Itoobiya, ka dib markii…