Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Deegaanno Ka Mid Ah Sh/Hoose Iyo Al-shabaab Oo La Wareegtay Deegaanadaasi Sheeko:Dalka Wararka laga helayo gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay qabsadeen deegaanada Golweyn iyo Cambarey oo ka mid ah gobalkaasi. Gelinkii dambe ee shalay ayaa la sheegay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Mar Kale Xaqiijisay In Dalka Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Qof Iyo Cod Ah Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka aysan xilligaan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, maadaama qorshaha uu ahaa in sanadka 2016-ka dalka ay ka dhacdo doorasho. Ra’iisul wasaaraha…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo ay Si Weyn U Saameysey Is-dhinka Miisaaniyadda 2015-ka Sedexda xafiis ee dalka ugu sareeya, oo kala ah xafiiska madaxweynaha, kan guddoonka baarlamaanka iyo kan Ra’isulwasaaraha ayay saameynta ugu culus ku yeelatay is-dhinka miisaaniyadda 2015-ka oo uu maanta ansixiyey,dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xanafi “Maamulka Gobalka Hiiraan Arday Badan Buu Qalqal Ku Beeray” Xildhibaan Cabdulqaadir Sheekh Xanafi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Baladweyne, waxa uu sheegay in maamulka gobalka Hiiraan uu qalqal ku beeray arday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Dagaal Kula Wareegay Degmada Caabudwaaq Dagala u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalla Cawad. Xubno uu ka mid yahay gudoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Illaaliyaha Guud “Waa Fal Dambiyeed Wasaarad Dakhli Ku Uruursanaysa Si Aanan Xeerka Waafaqsanayn” Xeer Illaaliyaha Guud Dr. Axmed Daahir oo ka hadlayay madal wasaaradda ganacsiga ay ku shaacineysey qiimo dhimis ay u samaysay shirkadaha qaadanaya shatiga wasaaradda ayaa ka digey wasaaradaha iyo hey’adaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaruntii Daraawiishta Ee Magaalada Baladweyne Oo La Burburinayo Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxa sheegayaan in la burburinayo xaruntii Daraawiishta ee magaalada Baladweyne, taasi oo loo yaqaanay Cago Dhidid. Odayaal dhaqameed ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Magan oo Sheegay in Saraakiil Itoobiyaan u Diideen Wafti Xildhibaano ah Booqashada Garbahaarey Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Saraakiil Itoobiyaan ah u diideen in ay booqdaan Garbahaarey. Xildhibaan Magan oo Goobjoog News u waramay, kana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamo Kala Taabacsan Ahlu-sunna Iyo Galmudug Oo Ka Billawday Caabudwaaq Wararka naga soo gaaraya degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka billawday dagaal u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Ahlu-sunna Waljameeca iyo maamulka Galmudug. Qof ku sugan…