Siyaasiyiin Ka Digay Khilaaf Dhex Yimaada Xildhibaanada Baarlamaanka Sheeko:Dalka Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Federaalka, kaasi oo ay u arkeen mid keenaya khilaaf mudanayaasha ah. Shariif Roobow oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Oo Garabsanaya Kuwa AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Garisyaani ee gobalka Hiiraan, kaasi oo sababay khasaare…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Batroolka Oo Ka Warbixiyay Heshiiska Ay Dowladda Federaalka La Gashay Shirkadda Spectrum Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mukhtar ayaa faah faahin dheerad ah ka bixiyay heshiis magaalada Muqdisho kula galeen Shirkadda Spectrum taasi oo sahmin doonta meelaha shidaalka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Weerar Ismiidaamin Ah Lagula Eegtay Shabellaha Hoose Kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in weerar Ismiidaamin ah lagula eegtay duleedka deegaanka Jannaale, gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Garsiini ee gobalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta La Kulmay Shacabka Ceelbuur (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Somaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, oo ay wehliyaan Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guuleed,wasiir u dawlaha Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale, Xildhibaannno, Xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Maanta Heshiis Xog Sahmineed La Gashay Shirkadda Spectrum ASA (SAWIRRO) Xogta ah in Soomaaliya bilowday sahminta awoodeeda Shidaal waa tusaale cad oo muujinaya in bariga Afrika uu yahay gobolka ugu cusub ee ku soo kordhay bahda wax soo saarka shidaalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Xamuulka Qaada Oo Laga Mamnuucay Inay Isticmaalaan Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Taliyaha ciidamada ilaalada wadooyinka Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) iyo afhayeenka wasaaradda amniga gudaha Maxamed Yuusuf oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in gaadiidka qaada xamuulka laga mamnuucay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka oo Idmey in Wadahadal Laga Galo Mooshinka Madaxweynaha (Waraaqo) Guddoonka baarlamaanka ayaa sheegey in ay tahay markii koowaad oo madaxweyne Soomaaliyeed laga keeno mooshin xilka looga qaadayo, laguna soo eedeeyo tuhumo la xiriira was isdaba-marin, sidaasi darteed in aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Deegaanka Saliini Ee Gobalka Shabellaha Hoose Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen deegaanka Saliini ee gobalka Shabellaha Hoose, kaasi oo ku dhaw deegaanka Lambar 60. Xeradii ay ku sugnaayeen ciidamada AMISOM ee deegaanka Saliini…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Galmudug Iyo Wasirro Ka Mid Ah Xukuumadda Federaalka Oo Gaaray Ceelbuur Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in degmadaasi ay gaareen wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, waxaana ka mid ah wafdiga…