Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil “Aniga Iyo Guddoonka Baarlamaanka Waa Naloo Hanjabay” Sheeko:War Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ka mid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan xubnaha keenay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay halka uu marayo mooshinkooda iyo… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidamada Uganda oo Booqdey Xeradii Jannaale ee Lagu Galay AMISOM Taliyaha guud ee ciidamadda xoogga dalka Uganda Jeneraal Edward Katunba ayaa booqdey xeradii ciidamada AMISOM lagu weeraray talaadadii ee deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose. “Booqashadayda waxaa dhaliyey wixii halkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka Oo Tababartay Cutub Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka (Sawirro) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah loona tabobarayay Ciidanka Qaranka Soomaaliya,…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gabar Aabaheed u Naq Raacay Uganda oo Milyan Dheer Noqotey Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa soo qorey sheeko xiiso badan oo ku saabsan haweeneey Soomaaliyeed oo aabaheed kasoo naq raacay gobolada waqooyi ee Soomaaliya, haddana noqotey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacag Shilin Soomaali Cusub Ah Oo Soo Gashay Suuqyada Garoowe Suuqayada magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal ayaa si rasmi ah loogu arkay lacago cusub oo shilin Soomaali ah, ka dib markii amarka sameynta lacagataasi uu horay u bixiyay sida la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magaalada Rome Kula Kulmaya Dhigiisa Talyaaniga Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa la filayaa in maalinta berri ah uu magaalada Rome kula kulmo dhigiisa dalkaasi. Madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Qandaraas Shidaal Baaris u Saxiixdey Shirkad Cusub Wakaaladda batroolka iyo macdanta ee Puntland ee magaceeda loosoo gaabiyo PPMA ayaa qandaraas la saxiixatay shirkadda shidaal baaris oo laga leeyahay dalka Maraykanka , taasi oo lagu magacaabo ION Geophysical…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Gobalka Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo amni xaqiijin ah ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud, gaar ahaan deegaanno ku dhaw degmada Ceelbuur. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland “Shaqo Kuma Lihin Xeerka Isgaarsiinta Ee Horyaalla Baarlamaanlka Soomaaliya” Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadashay xeerka Isgaarsiinta dalka ee horyaalla baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaradaasi Maxamed Jaamac oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Bulshada Gobalkaasi Uga Digay Inay Is Khilaafaan Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa shacabka ku dhaqan gobalka Hiiraan waxa uu uga digay inay is khilaafaan, islamarkaana ay noqdaan kuwo kala aragti qaata. Mr Afrax oo saxaafadda…